Kooxda reer Spain ee Barcelona ayaa doonaysa inay heshiis cusub ku abaal mariso daafaceeda reer Spain ee Jordi Alba sida ay baahisay Mundo Deportivo.
Qandaraaska 29 jirkaan reer Spain ayaa dhacaya xaggaaga 2020, kooxda ayaana dadaal ugu jirta sidii ay uga saxiixi lahayd heshiis cusub maadaama ay jiraan kooxo badan oo doonaya adeega daafacaan.
Go’aanka Barcelona ayaa imaanaya xili wakiilka Jordi Alba uu ku eedeeyay kooxdiisa inay ka jiifatay heshiis kordhinta laacibkaan.
Kooxda ayaa haatan doonaysa inay maslaxayso Jordi Alba wuxuuna lamid noqonayaa Messi, Pique, Suarez, Roberto iyo Umtiti oo dhamaantood laga saxiixay heshiis cusub.
Dowladaha Turkiga iyo Ciraaq ayaa kala saxiixday heshiis hal sano ah oo lagu horumarinayo Dhuumaha…
Xisbiga Awoodda Shacabka, oo ka mid ahaa tobankii xisbi iyo urur siyaasadeed ee aasaasay isbahaysiga…
Wararka ka imanaya dalka Itoobiya ayaa sheegaya in dagaal culus oo u dhaxeeya Ciidamada Federaalka…
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo furay kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka ayaa ka…
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta daahfuraya kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka waxaana…
Dowladda Spain ayaa sheegtay in ay ku guullaystay dib u celinta Dadkii sida lama filaanka…