Dowladda Jabuuti ayaa sheegtay in ay soo dhaweyneyso dhex dhexaadin ay waddo Dowladda Boqortooyada Sucuudiga kana dhex waddo dalalka Eritrea iyo Jabuuti.
Wasiirka arrimaha dibadda Dalka Jabuuti Maxamuud Cali Yuusuf ayaa bartiisa Twitter-ka ku xaqiijiyay in dowladda Sucuudiga dhex dhexaadineyso labada dal.
Waxaa kale oo uu Maxamuud Cali Yuusuf bogaadiyay doorka dowladda Itoobiya ee ku saabsan sidii xal looga gaari lahaa muranka u dhaxeeya dalalka Jabuuti iyo Eritrea.
Wasiirrada arrimaha dibadda dalalka Soomaaliya,Itoobiya iyo Eritrea ayaa Khamiistii tagay Dalka Jabuuti,waxaana ay la kulmeen Maxamuud Cali Yuusuf kaddibna waxaa ay la kulmeen Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle.
Sida ay ku warrantay Wakaaladda Wararka Reuters, waxaa sii kordhay dadka Tahriibayaasha ah ee ku…
Allaha U Naxariistee Axmed Cali Cigaal oo kamid ahaa Fannaaniinta Soomaaliyeed ayaa ku geeriyooday Dalka…
Shirka Madaxda Dalalka ciidamada usoo diray Soomaaliya iyo Dowlada Federaalka ay ku yeesheen Magaalada Kampala…
Kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa berri lagu wadaa in uu furmo iyada oo…
Soomaaliya ayaa kamid noqotay dalal badan oo xaaladda Badda Cas kulmisay si looga hortago halista…
Lataliyaha sare ee Madaxweynaha Maraykanka ee Arrimaha Carabta iyo Waqooyiga Afrika, Massad Boulos ayaa beeniyay…