Africom oo sheegtey in ay duqeyn ku dishey Xubno ka tirsan Al-Shabaab.

War qoraal ah oo ka soo baxay taliska Mareykanka ee Qaraada Afrika oo loosoo gaabiyo (AFRICOM) ayaa lagu sheegey duqeyn ka dhacday deegaano ka tirsan Gobolka Shabeellaha hoose ay ku dileen Xubno ka tirsan Al Shabaab.

Mareykanka ayaa sheegey in 19 bishaan labba  duqeyn oo Ciidamada Mareykanka ka fuliyeen deegaanka Baladul Amiin ee Shabeellaha hoose ay ku dileen 11 dagaalame oo ka tirsan Al Shabaabkii ku ku sugnaa deegaanka.

Qoraalka ayaa sidoo kale lagu sheegey in shacabka wax qasaaraa uusan ka soo gaarin duqeynta ka dhacday deegaanka Baladul Amiin.

Mareykanka ayaa kordhiyey duqeynta diyaaradaha ee uu ka geysanayo Gobolada Koofurta iyo Bartamaha Soomaaliya oo uu sheegey in ku bur burinayo Saldhigyada Shabaabka kuleeyihiin Soomaaliya.

 

Halkaan ka aqriso Qoraalka Mareykanka.

Mustaqbal media

Recent Posts

Tahriibayaasha ku dhintay Ceuta oo sii kordhay

Sida ay ku warrantay Wakaaladda Wararka Reuters, waxaa sii kordhay dadka Tahriibayaasha ah ee ku…

2 hours ago

Fannaan Axmed Cali Cigaal oo ku geeriyooday Maraykanka

Allaha U Naxariistee Axmed Cali Cigaal oo kamid ahaa Fannaaniinta Soomaaliyeed ayaa ku geeriyooday Dalka…

6 hours ago

Ciidanka Xoogga Dalka oo lagu gacansiinayo la wareegista mas’uuliyadda Amniga Soomaaliya

Shirka Madaxda Dalalka ciidamada usoo diray Soomaaliya iyo Dowlada Federaalka ay ku yeesheen Magaalada Kampala…

6 hours ago

Kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka JFS oo berri furmaya

Kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa berri lagu wadaa in uu furmo iyada oo…

7 hours ago

Soomaaliya oo ka qayb qaadanaysa xasiloonida Badda Cas, Baabul-Mandab & Gacanka Cadmeed

Soomaaliya ayaa kamid noqotay dalal badan oo xaaladda Badda Cas kulmisay si looga hortago halista…

7 hours ago

Maraykanka oo beeniyay in wadahadallo ka dhacay Masar looga hadlay arrinta Itoobiya

Lataliyaha sare ee Madaxweynaha Maraykanka ee Arrimaha Carabta iyo Waqooyiga Afrika, Massad Boulos ayaa beeniyay…

8 hours ago