7 jir $22Milyan oo doollar sanadkii ka sameya Youtube!

Ryan ToysReview, waa Wiil todobo jir ah,waxaa uu  leeyahay Bog Youtube ah,waxaana uu sanadkii ka sameysaa $22Milyan oo doollarka Mareykanka ah.

Waxaa uu sameyaa muuqaallo soo jiita ama ay ku xiranyihiin Carruurta,waxa uu sameyaa muuqaallo daqiiqado kooban ah oo u dhaxeeya 10- 30 Daqiiqo.

Muuqaallada waxaa laga sameeyaa Boombalayaasha ay jeceliyiin ciyaalka ama Carruurta,waxaa Boggani ku xiran 17.3 Milyan oo qof.

Ilaa hadda dadka daawaday waxaa ay gaarayaan 26Bilyan oo Qof,taas oo muujineysa saameynta uu leeyahay Bogga Cunugga yar.

Inta ugu badan Dakhliga waxaa uu ka soo galaa Xayeysiimaha lagu dhexdaayo ama laga hormariyo muuqaalka.

Isha: The Inqiuisitr

Mustaqbal media

Recent Posts

Turkiga iyo Ciraaq oo kala saxiixday heshiis cusub oo ku saabsan Dhuumaha Saliidda

Dowladaha Turkiga iyo Ciraaq ayaa kala saxiixday heshiis hal sano ah oo lagu horumarinayo Dhuumaha…

5 hours ago

Xisbiga Awoodda Shacabka oo isaga baxay Midowga Haybad Qaran

Xisbiga Awoodda Shacabka, oo ka mid ahaa tobankii xisbi iyo urur siyaasadeed ee aasaasay isbahaysiga…

7 hours ago

Ciidanka Federaalka Itoobiya iyo kuwa TPLF oo ku Dagaallamaya Galbeedka Tigray

Wararka ka imanaya dalka Itoobiya ayaa sheegaya in dagaal culus oo u dhaxeeya Ciidamada Federaalka…

8 hours ago

Nuxurka Khudbadda MW Xasan Sheekh ee furitaanka Kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka JFS

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo furay kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka ayaa ka…

12 hours ago

Madaxweyne Xasan Sheekh oo furaya Kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka Soomaaliya

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta daahfuraya kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka waxaana…

15 hours ago

Spain oo sheegtay in ay ku guullaysatay dib u celinta Tahriibayaashii xoogga ku galay Ceuta

Dowladda Spain ayaa sheegtay in ay ku guullaystay dib u celinta Dadkii sida lama filaanka…

15 hours ago