Kooxda Man City ayaa guul taariikhi ah ka gaartay kooxda Chelsea kadib ciyaartii ka dhacday Etihad Stadium.
City oo gurigeeda lagu ciyaarayay ayaa dhinac walba kaga wanaagsaned kooxda Blues dhan walba ka liidatay.
Ciyaarta ayaa kusoo dhamaatay natiijo lama filaan ah,waxaan 6-0 ay guusha ku raacday kooxda Man City.
Goolasha City ayaa 4 kamid ah ay yimaaden qeybtii hore ee ciyaarta waxaana daah furay, Raheem Sterling, Waxaa seddexleey dhaliyay Aguero goolka kale waxaa raacsaday Ilkay Gundogan waxaana ciyaarta soo gabagabeeyay Sterling.
Dowladaha Turkiga iyo Ciraaq ayaa kala saxiixday heshiis hal sano ah oo lagu horumarinayo Dhuumaha…
Xisbiga Awoodda Shacabka, oo ka mid ahaa tobankii xisbi iyo urur siyaasadeed ee aasaasay isbahaysiga…
Wararka ka imanaya dalka Itoobiya ayaa sheegaya in dagaal culus oo u dhaxeeya Ciidamada Federaalka…
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo furay kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka ayaa ka…
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta daahfuraya kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka waxaana…
Dowladda Spain ayaa sheegtay in ay ku guullaystay dib u celinta Dadkii sida lama filaanka…