Xidiga ay ku raad joogeen kooxaha Real Madrid iyo Barcelona ee Wiliam ayaa ku dhawaaqay inuu iska siijogayo kooxdiisa Chelsea.
Laacibkan reer Prazil ayaa waxaa aad loola xiririyay inuu u dhaqaaqayo kooxda Real Madrid oo dalab qaali ah kaso gudbisay weraryahankan balse sida uu qorayo wargeyska Mirir Wiliam ayaa go’aansaday inuu baaqi kusii ahaado garoonka Chelsea si uu ula shaqeeyo macalinka cusub ee koxda Sari oo dhawaan loo dhiibay shaqada kooxda London.
Wiliam oo la hadlay Mirir ayaa yiri” Ugu dambeyn wxaan go’aan saday inaan iska sii joogo halkan oo aan lasii shaqeeyo macalinkeyga cusub ee Sari waan ogahay dalabyo kala duwan ayaa iga soo gaaray kooxaha Real iyo Barca lkn go’aankeyga waa inaan sii joogo Chelsea ayuu hadalkiisa kuso koobay Wiliam oo ka hadlayay mustaqbalkiisa kooxda Chelsea.
Dowladaha Turkiga iyo Ciraaq ayaa kala saxiixday heshiis hal sano ah oo lagu horumarinayo Dhuumaha…
Xisbiga Awoodda Shacabka, oo ka mid ahaa tobankii xisbi iyo urur siyaasadeed ee aasaasay isbahaysiga…
Wararka ka imanaya dalka Itoobiya ayaa sheegaya in dagaal culus oo u dhaxeeya Ciidamada Federaalka…
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo furay kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka ayaa ka…
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta daahfuraya kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka waxaana…
Dowladda Spain ayaa sheegtay in ay ku guullaystay dib u celinta Dadkii sida lama filaanka…