Shirka Amniga Maamul Goboleedyada Oo Maanta Lagu Soo Gabagabeynayo Kismaayo

Maanta oo Khamiis ah ayaa lagu wadaa in magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose lagu soo gabagabeeyo shirka amniga ee dowlad goboleedyada dalka.

Waxaa shirkan ka qeybgalaya wasaradaha amniga ee dowlad goboleedyada Puntland, Jubbaland, Galmudug iyo sidoo kale K/galbeed.

Waxa uu daba socdaa shirkan mid ay madaxda maamullada ku yeesheen magaalada Garoowe, iyadoo ulajeedka ugu weyn yahay sidii loo dhisi lahaa ciidamo gaar ah oo maamulladan leeyihiin.

Sida qorshuhu yahay waxaa la filayaa in  shirkaan maanta galinka dambe lasoo gaban gabeeyo war murtiyeedna laga soo saaro.

Shalay ay aheed markii shirkaasi  madaxweynaha Jubaland Axmad Madoobe ka furay magaalada Kismaayo.

Mustaqbal media

Recent Posts

Tahriibayaasha ku dhintay Ceuta oo sii kordhay

Sida ay ku warrantay Wakaaladda Wararka Reuters, waxaa sii kordhay dadka Tahriibayaasha ah ee ku…

10 hours ago

Fannaan Axmed Cali Cigaal oo ku geeriyooday Maraykanka

Allaha U Naxariistee Axmed Cali Cigaal oo kamid ahaa Fannaaniinta Soomaaliyeed ayaa ku geeriyooday Dalka…

13 hours ago

Ciidanka Xoogga Dalka oo lagu gacansiinayo la wareegista mas’uuliyadda Amniga Soomaaliya

Shirka Madaxda Dalalka ciidamada usoo diray Soomaaliya iyo Dowlada Federaalka ay ku yeesheen Magaalada Kampala…

14 hours ago

Kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka JFS oo berri furmaya

Kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa berri lagu wadaa in uu furmo iyada oo…

15 hours ago

Soomaaliya oo ka qayb qaadanaysa xasiloonida Badda Cas, Baabul-Mandab & Gacanka Cadmeed

Soomaaliya ayaa kamid noqotay dalal badan oo xaaladda Badda Cas kulmisay si looga hortago halista…

15 hours ago

Maraykanka oo beeniyay in wadahadallo ka dhacay Masar looga hadlay arrinta Itoobiya

Lataliyaha sare ee Madaxweynaha Maraykanka ee Arrimaha Carabta iyo Waqooyiga Afrika, Massad Boulos ayaa beeniyay…

16 hours ago