Mustaqbal media oo kakooban Xarun Raadiye, Degital Tv iyo Webiste, waxna ku baahiya Baraha kaladuwan ee Bulshada waxa uu kamid yahay Warbaahinta xirfad yahanka ah ee Soomaaliya, xaruntiisa weyn waxa ay kutaal Muqdisho
Faahfaahin Shaqada Bannaan
Mustaqbal Waxa ay raadineysaa qofka leh Astaamaha sare islamarkaana buuxin kara Kaalinta SOOSAARE/JEEDIYE, Raadiyaha iyo telefeshinkaba.
Afafka
Afka Soomaaliga oo ah salka iyo aaladda aan wax ku gudbino Qoraal, Maqal iyo Muuqaalba waa in uu/in ay si dhammeystiran u fahmo ugna hadli karo qoraal iyo Maqal labadaba.
Maxaa looga baahan yahay oo dheeri ah
Qofka soo codsanaya shaqadan isaga oo kashaqeynaya shaqo kale waa in uu wato xaashiada shaqo-,kategidda iyo warqadda katalo-bixinta shaqaaleysiintiisa oo leh astaan iyo xiriirka xaruntiisa shaqada.
Qofka soo codanaya kaalintan ee weli dhiganaya Jaamacadda waxa looga baahan yahay in uu soo raaciyo Warqad muujineysa dhigashada jaamacadda iyo maaddada.
Emailka Codsiga (CV & All documents)
Mustaqbal
Halkan ka aqri Faylka oo PDF ha
______________________________
Safiirkii hore ee Turkiga ee Soomaaliya ayaa shaaciyay in maraakiibta kalluumeysiga ee Turkiga la filayo…
Shiinaha ayaa mar kale muujiyay taageerada uu u hayo ilaalinta midnimada, madaxbannaanida iyo wadajirka dhuleed…
Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa joojiyay lacag dhan $100 oo Xildhibaannada looga jari…
Dowladda Turkiga ayaa qorsheyneysa in sannadka soo socda 2027 ay Soomaaliya ka dirto Dayax gacmeed…
Kooxaha Burcad Badeedda Soomaalida ayaa sii daayay Markab u afduubnaa sida ay ku warrameen ilo…
Alper Aktaş oo ahaa Danjirihii Turkiga ee Soomaaliya 2024 ilaa 2026 ayaa laga sagootiyay Magaalada…