Shiinaha ayaa mar kale muujiyay taageerada uu u hayo ilaalinta midnimada, madaxbannaanida iyo wadajirka dhuleed ee Soomaaliya.
Arrintan ayaa soo baxday kaddib kulan Muqdisho ku dhexmaray Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Cabdisalaan Cabdi Cali Dhaay, iyo Safiirka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya, Wang Yu.
Labada dhinac ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka iyo iskaashiga muddada dheer ee Soomaaliya iyo Shiinaha, iyo sidii loo sii horumarin lahaa wada shaqaynta labada dal ee dhinacyada ay danaha wadaagaan.
Taageerada Shiinaha ayaa kusoo beegmaysa xilli Soomaaliya ay dhawaan Israa’iil ay sheegtay in ay aqoonsatay Maamulka Waqooyi Galbeed, tillaabadaasi oo ku xadgudbeysa Midnimada Soomaaliya.
Mustaqbal
Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa joojiyay lacag dhan $100 oo Xildhibaannada looga jari…
Dowladda Turkiga ayaa qorsheyneysa in sannadka soo socda 2027 ay Soomaaliya ka dirto Dayax gacmeed…
Kooxaha Burcad Badeedda Soomaalida ayaa sii daayay Markab u afduubnaa sida ay ku warrameen ilo…
Alper Aktaş oo ahaa Danjirihii Turkiga ee Soomaaliya 2024 ilaa 2026 ayaa laga sagootiyay Magaalada…
15ka xubnood ee Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa u codeeyay qaraar lagu waqti dheereynayo…
Maamulka Israa’iil ayaa ku biiray dhinacyada u xusul duubaya sidii Itoobiya ay saldhig joogto ah…