Categories: DIBADDA/CIYAARAHA

Raul Jimenez: “Waxaan jeclahay inaan sii joogo Wolverhampton Wanderers”

Weeraryahanka kooxda Wolverhampton Wanderers Raul Jimenez ayaa ka hadlay mustaqbalkisa kooxda Walves.

27 jirkaan ayaa bandhig cajiib ah sameeyay kulankii xalay ay garaaceen United isagoona kulankaas gool dhaliyay.

Balse laacibkaan ayaa ka mid ahaa xidiga aadka looga doon doonayay suuqii janaayo lkn markan ayuu si cad uga hadlay mustaqbalkiisa Kooxda Walves wuxuuna yiri”

“Waxaan jeclahay inaan sii joogo kooxdeyda Walves waana ku faraxsanahay halkan waxaana joogo xidigo aad u wanaagsan oo saaxibadeyda ah marwalb waxaan ku fikiraa inaan wax uun kula guuleysto kooxdeyda kamana tagi doono” ayuu hadalkiisa kuso koobay Jimenez.

Mustaqbalsp Mustaqbalsp

Recent Posts

RW Xamsa Cabdi Barre oo gaaray Laascaanood

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi u badan Wasiiro katirsan Xukuumaddiisa…

3 hours ago

Ciidamada DFS & ‘AS’ oo ku dagaalamaya Gobolka Hiiraan

Wararka ka imaanaya Gobolka Hiiraan gaar ahaan inta u dhaxaysa Maxaas iyo Teedaan ayaa kusoo…

4 hours ago

Dagaalka u dhaxeeya Ciidanka Federaalka Itoobiya & kuwa TPLF oo sii xooggaystay

Galbeedka Gobolka Tigray ee dhaca Waqooyi Itoobiya waxaa ka socda dagaal galay maalintii labaad oo…

7 hours ago

Maxaa baddelay go’aankii Trump uu ku shaaciyay in uu duullaan ku qaadayo Iiraan?

Sida ay wariyeen Axios & AP, Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump ayaa dib uga laabtay dagaal…

7 hours ago

Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo maanta ku wajahan Magaalada Magaalada Laascaanood

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta ku wajahan Magaalada Laascaanood ee…

7 hours ago

Turkiga iyo Ciraaq oo kala saxiixday heshiis cusub oo ku saabsan Dhuumaha Saliidda

Dowladaha Turkiga iyo Ciraaq ayaa kala saxiixday heshiis hal sano ah oo lagu horumarinayo Dhuumaha…

18 hours ago