GUDAHA/wararka

Qarax goordhow ka dhacay magaalada Moqokori

Faahfaahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax ismiidamin ah oo goordhow ka dhacay magaalada Moqokori ee gobolka Hiiran.

Goobjoogeyaal ayaa sheegay in qaraxa nuuciisa ahaa gaari lagu soo raray waxyaabaha qaraxa, iyada oo lala beegsaday goob ay ku sugnaayeen Askar iyo dad Shacab ah.

Khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhashay qarax ismiidamin ah oo goordhow ka dhacay magaalada Moqokori ee gobolka Hiiraan.

Magaalada Moqokari ayaa maalmihii la so dhaafay waxaa ka socday abaabulka dagaal ka dhan ah AS, iyada oo ay iska kaashanayeen dadka deegaanka iyo Militeriga Soomaaliya.

Mustaqbal

MM News

Recent Posts

Turkiga iyo Ciraaq oo kala saxiixday heshiis cusub oo ku saabsan Dhuumaha Saliidda

Dowladaha Turkiga iyo Ciraaq ayaa kala saxiixday heshiis hal sano ah oo lagu horumarinayo Dhuumaha…

9 hours ago

Xisbiga Awoodda Shacabka oo isaga baxay Midowga Haybad Qaran

Xisbiga Awoodda Shacabka, oo ka mid ahaa tobankii xisbi iyo urur siyaasadeed ee aasaasay isbahaysiga…

11 hours ago

Ciidanka Federaalka Itoobiya iyo kuwa TPLF oo ku Dagaallamaya Galbeedka Tigray

Wararka ka imanaya dalka Itoobiya ayaa sheegaya in dagaal culus oo u dhaxeeya Ciidamada Federaalka…

12 hours ago

Nuxurka Khudbadda MW Xasan Sheekh ee furitaanka Kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka JFS

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo furay kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka ayaa ka…

16 hours ago

Madaxweyne Xasan Sheekh oo furaya Kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka Soomaaliya

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta daahfuraya kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka waxaana…

19 hours ago

Spain oo sheegtay in ay ku guullaysatay dib u celinta Tahriibayaashii xoogga ku galay Ceuta

Dowladda Spain ayaa sheegtay in ay ku guullaystay dib u celinta Dadkii sida lama filaanka…

19 hours ago