Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal xooggan oo ka socda duleedka magaalada Moqokori ee gobolka Hiiraan, halkaasi oo ay ku dagaalameen Militeriga Soomaaliya iyo dadka deegaanka oo dhinac ah iyo AS.
Qoraal kooban oo lagu daabacay warbaahinta Dowladda ayaa lagu sheegay in ay si rasmi ah gacanta ugu hayaan deegaanka Gumare, isla markaasna ay ka hortageen weerarka AS.
Khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhashay dagaalka, wallow aan la ogeyn inta ay gaarsiisan yahay.
Ciidan gurmad ah ayaa gaarey gudaha magaalada Moqokori ee gobolka Hiiraan, halkaasi oo weli laga maqlayo rasaasta.
Mustaqbal
Guddiga loo xilsaaray qabashada doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi…
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka 2-aad ee XFS, Jabriil Cabdirashiid ayaa maanta shaaciyay inuu iska celiyay dhalashada…
Degmada Shangaani ee Gobolka Banaadir waxaa dib looga howlgelinayaa Biyo mareennadii ay lahayd iyada oo…
Magaalada Dhuusamareeb waxaa maanta lagu wadaa in lagu shaaciyo natiijada kasoo baxday Doorashadii Dadweyne ee…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa Magaalada Laascaanood ee xarunta Maamulka Waqooyi…
Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump ayaa soo bandhigay Dalal uu ku sheegay in ay ka codsadeen…