Puntland oo raalli gelin ka bixisay hadalkii Gaas ee ku socday Koofur Galbeed

Maamulka Puntland ayaa raalli gelin rasmi ah ka bixiyay hadal ay gef ku tilmaameen dadka degaannada Koofur Galbeed oo uu Madaxweynaha Puntland ka sheegay Magaalada Baran ee Gobolka Sanaag.

Gaas ayaa isaga oo ka hadlayay Al-shabaab waxa auu yiri “wiilal yaryar oo Kabo dacasa qaba oo ka yimid Diinsoor,Xuduudr iyo Buurhakaba naguma xukumi karaan dalkayaga“..

Hadalkan oo buuq iyo hadalheyn ka dhex abuuray baraha Bulshada ayaa maamulka Puntland wareegto uu maanta soo saaray raalli gelin kaga bixiyay hadalkaas.

Mustaqbal media

Recent Posts

Netanyahu oo qiray in ay hoos u dhacday Saameynta ISL ay ku laheyd Mareykanka

Ra’iisul Wasaaraha Israel, Benjamin Netanyahu, ayaa markii ugu horeysay qiray in ay hoos u dhacday…

13 hours ago

Maamulka Cirro oo Fannaanka BK ka hor istaagay inuu u safra Garoowe

Maamulka Waqooyi Galbeed ee Soomaaliya ayaa maanta Garoonka Cigaal ee Hargeysa ka hor istaagay in…

14 hours ago

Maxaa diirada lagu saarey Shirka Golaha Wasiirrada ee XFS?

Golaha Wasiirrada Xukumadda Federaalka Soomaaliya ayaa manta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo looga hadlay arrimaha…

14 hours ago

Maxay ka wada hadleen MW Xasan Sheekh iyo Taliyaha Ciidamada Mareykanka ee Afrika?

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Warbixin ka dhageystay Saraakiisha Ciidamada Mareykanka ee…

16 hours ago

Taliyaha Ciidanka Uganda oo ku baaqay in Ciidanka AUSSOM sii joogaan Soomaaliya

Taliyaha Guud ee Ciidamada Difaaca Uganda, Jeneraal Muhoozi Kainerugaba, ayaa ku baaqay in Ciidamada Howlgalka…

17 hours ago

Abaar iyo biyo yaraanta ka jirta qeybo kamid ah dalka UK

Wakaaladda Deegaanka ee dalka Ingiriiska ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday abaar ka jirta qeybo…

18 hours ago