Xidiga dhawaan galka ah ee kooxda Barcelona Philippe Coutinho ayaa si cajiib ah uga hadlay qaab ciyaareedka wiilka cusub ee Barcelona Arthur Melo.
Arthur Melo ayaa qaab ciyaareed cajiib ah kala soo muuqday xili ciyaareedkiisa ugu horeeyay ee kooxda Barcelona, wuxuuna taas badalkeeda amaan xoogan ka helay shaqsiyaad farabadan waxaana ka mid ah Philippe Coutinho.
Coutinho ayaa ka waramay qaab ciyaaredka uu soo bandhigo kulamada uu ciyaarayo wuxuuna yiri”
“Arthur Melo waa ciyaaryahan cajiib ah, waana ku faraxsanahay inaan la ciyaaro isaga, wuxuu kooxda ka caawiyaa inay si fiican u ciyaarto”.
“Isagu waa dhaqaajiyaha kooxda, wuxuuna leeyahay tayo sare oo cajiib ah waxaana dhihikaraa waa Xavi-ga cusub ee Barcelona” ayuu yiri Coutinho.
Sida ay ku warrantay Wakaaladda Wararka Reuters, waxaa sii kordhay dadka Tahriibayaasha ah ee ku…
Allaha U Naxariistee Axmed Cali Cigaal oo kamid ahaa Fannaaniinta Soomaaliyeed ayaa ku geeriyooday Dalka…
Shirka Madaxda Dalalka ciidamada usoo diray Soomaaliya iyo Dowlada Federaalka ay ku yeesheen Magaalada Kampala…
Kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa berri lagu wadaa in uu furmo iyada oo…
Soomaaliya ayaa kamid noqotay dalal badan oo xaaladda Badda Cas kulmisay si looga hortago halista…
Lataliyaha sare ee Madaxweynaha Maraykanka ee Arrimaha Carabta iyo Waqooyiga Afrika, Massad Boulos ayaa beeniyay…