Maxkamadda Ciidanka oo xukun dil ah fulisay

Maxkamadda Ciidanka Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa xukun dil ah saaka ku fulisay Labo Wiil oo lagu eedeeyay in ay horay u dileen Nabaddoon.

Labada wiil ee Xukunka Dilka ah lagu fuliyay ayaa waxaa  lagu kala magacaabayay Cabdiraxman Ciise Cali Fiidow iyo Xasan Cali Xasan Keerow.

Labadaan wiil ayaa lagu eedeeyay in ay dileen Nabaddoon Hilowle Xeefoow Xuseen,kaas oo ka mid ahaa Odayaasha Soomaaliyeed.

Maxkamadda ayaa sheegtay in dilkaasi dhacay sanadkii 2016kii,waxaana baaritaan lagu hayay la soo gaba gabeeyay dhawaan sidaasna saaka xukunka dilka ah loogu fuliyay.

Mustaqbal media

Recent Posts

Tahriibayaasha ku dhintay Ceuta oo sii kordhay

Sida ay ku warrantay Wakaaladda Wararka Reuters, waxaa sii kordhay dadka Tahriibayaasha ah ee ku…

5 hours ago

Fannaan Axmed Cali Cigaal oo ku geeriyooday Maraykanka

Allaha U Naxariistee Axmed Cali Cigaal oo kamid ahaa Fannaaniinta Soomaaliyeed ayaa ku geeriyooday Dalka…

9 hours ago

Ciidanka Xoogga Dalka oo lagu gacansiinayo la wareegista mas’uuliyadda Amniga Soomaaliya

Shirka Madaxda Dalalka ciidamada usoo diray Soomaaliya iyo Dowlada Federaalka ay ku yeesheen Magaalada Kampala…

9 hours ago

Kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka JFS oo berri furmaya

Kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa berri lagu wadaa in uu furmo iyada oo…

10 hours ago

Soomaaliya oo ka qayb qaadanaysa xasiloonida Badda Cas, Baabul-Mandab & Gacanka Cadmeed

Soomaaliya ayaa kamid noqotay dalal badan oo xaaladda Badda Cas kulmisay si looga hortago halista…

11 hours ago

Maraykanka oo beeniyay in wadahadallo ka dhacay Masar looga hadlay arrinta Itoobiya

Lataliyaha sare ee Madaxweynaha Maraykanka ee Arrimaha Carabta iyo Waqooyiga Afrika, Massad Boulos ayaa beeniyay…

11 hours ago