Categories: DIBADDA/CIYAARAHA

Liverpool oo wadahadalo heshiis kor dhin ah kula jirto Joe Gomez.

Kooxda Liverpool ayaa lagu soo waramayaa inay haatan wadahadal la galeyso daafaca Joe Gomez waxeyna doonayaan iney ka saxiixdan heshiis cusub.

Gomez ayaa seegay finalkii Champions League ee xilli ciyaareedkii hore iyo 2018 Sido kale Koobkii Adduunka ayuu ka  maqnaa dhaawac canqowga ah, waxaana qaliin looga sameeyay dhawaan.

21 jirkaan ayaa kulamo muhiim ah u ciyaaray  Liverpool xilli ciyaareedkii hore waxaana laga yaabaa inuu bisha janaayo kooxda ka tago.

Sida laga soo xigtay The Mirror, Liverpool ayaa dooneysa inay Gomez horumariso heshiiskiisa, waxaana Reds ay u soo bandhigeysaa heshiis cusub inkastoo afar sanno ay uga hartay qandaraaskiisa haatan.

Gomez, ayaa Liverpool kaga soo biiray Charlton Athletic xagaagii 2015.

Mustaqbalsp Mustaqbalsp

Recent Posts

Tahriibayaasha ku dhintay Ceuta oo sii kordhay

Sida ay ku warrantay Wakaaladda Wararka Reuters, waxaa sii kordhay dadka Tahriibayaasha ah ee ku…

4 hours ago

Fannaan Axmed Cali Cigaal oo ku geeriyooday Maraykanka

Allaha U Naxariistee Axmed Cali Cigaal oo kamid ahaa Fannaaniinta Soomaaliyeed ayaa ku geeriyooday Dalka…

7 hours ago

Ciidanka Xoogga Dalka oo lagu gacansiinayo la wareegista mas’uuliyadda Amniga Soomaaliya

Shirka Madaxda Dalalka ciidamada usoo diray Soomaaliya iyo Dowlada Federaalka ay ku yeesheen Magaalada Kampala…

8 hours ago

Kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka JFS oo berri furmaya

Kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa berri lagu wadaa in uu furmo iyada oo…

9 hours ago

Soomaaliya oo ka qayb qaadanaysa xasiloonida Badda Cas, Baabul-Mandab & Gacanka Cadmeed

Soomaaliya ayaa kamid noqotay dalal badan oo xaaladda Badda Cas kulmisay si looga hortago halista…

9 hours ago

Maraykanka oo beeniyay in wadahadallo ka dhacay Masar looga hadlay arrinta Itoobiya

Lataliyaha sare ee Madaxweynaha Maraykanka ee Arrimaha Carabta iyo Waqooyiga Afrika, Massad Boulos ayaa beeniyay…

10 hours ago