Categories: DIBADDA/CIYAARAHA

Lionel Messi oo ka hor kulanka cwa Abaalmarin qaali ah ka helaya Xirirka Spain, Sidee?

Kabtan kooxda Barcelona iyo xulka Spain ayaa ku guuleystay Abaalmarinta  xidiga ugu fiican horyaalka Spain ee La Liga.

Xiriirka kubada cagta Spain ee ayaa ku dhawaaqay in uu xiddiga Barcelona ku guulaystay xiddiga ugu fiican La Liga  bishii Sepetmber kadib markii uu dhaliyay 3 gool sidoo kale caawiye ka noqday 4 gool oo kale.

Xiriirka ayaa amaanay qaab ciyaareedka Messi ee bishii September oo uu kooxdiisa u soo bandhigay qaab ciyaareed cajiib ah sidoo kale ku hogaamiyay in ay hogaanka hayso bishii september oo dhan ka hor intii ayna waayin bishan.

Xiddiga reer Argentine ayaa abaalmarintan gudoomi doono kulanka ay kooxdiisu cwa Camp Nou kula ciyaari doonto hogaamiyayaasha horyaalka La Liga ee Sevilla.

Barcelona ayaa la ciyaari doonta kooxda Sevilla oo ku jirta wakhti fiican halka ay Barcelona raadinayso guusheedii ugu horaysay kadib 4 kulan oo ayna wax guul ah gaarin.

Mustaqbalsp Mustaqbalsp

Recent Posts

Dagaalka u dhaxeeya Ciidanka Federaalka Itoobiya & kuwa TPLF oo sii xooggaystay

Galbeedka Gobolka Tigray ee dhaca Waqooyi Itoobiya waxaa ka socda dagaal galay maalintii labaad oo…

1 hour ago

Maxaa baddelay go’aankii Trump uu ku shaaciyay in uu duullaan ku qaadayo Iiraan?

Sida ay wariyeen Axios & AP, Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump ayaa dib uga laabtay dagaal…

1 hour ago

Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo maanta ku wajahan Magaalada Magaalada Laascaanood

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta ku wajahan Magaalada Laascaanood ee…

2 hours ago

Turkiga iyo Ciraaq oo kala saxiixday heshiis cusub oo ku saabsan Dhuumaha Saliidda

Dowladaha Turkiga iyo Ciraaq ayaa kala saxiixday heshiis hal sano ah oo lagu horumarinayo Dhuumaha…

13 hours ago

Xisbiga Awoodda Shacabka oo isaga baxay Midowga Haybad Qaran

Xisbiga Awoodda Shacabka, oo ka mid ahaa tobankii xisbi iyo urur siyaasadeed ee aasaasay isbahaysiga…

15 hours ago

Ciidanka Federaalka Itoobiya iyo kuwa TPLF oo ku Dagaallamaya Galbeedka Tigray

Wararka ka imanaya dalka Itoobiya ayaa sheegaya in dagaal culus oo u dhaxeeya Ciidamada Federaalka…

16 hours ago