Categories: DIBADDA/CIYAARAHA

Leicester City oo isha ku heysa daafac Liverpool u ciyaara, Waa kuma?

Kooxda Leicester City ayaa ku raad joogta daafaca kooxda Liverpool ee Nathaniel Clyne sida ay baahisay The Sun.

27 jirkaan ayaa dhaawac dhanka dhabarka ah ku seegay inta badan kulamadii Liverpool ee xiliciyaareedkii hore, taas oo ugu danbayn keentay inuu kooxda ka waayo boos joogto ah.

Nathaniel Clyne kuma qanacsana inuu sii fadhiyo keydka, wuxuuna qorshaynayaa inuu isaga tago Liverpool suuqa Janaayo.

Kooxda Leicester City ayaa isku dayeysa inay ku qanciso Liverpool iibka Nathaniel Clyne kaas oo hal sano ay uga harsan tahay qandaraaskiisa Reds.

Mustaqbalsp Mustaqbalsp

Recent Posts

Tahriibayaasha ku dhintay Ceuta oo sii kordhay

Sida ay ku warrantay Wakaaladda Wararka Reuters, waxaa sii kordhay dadka Tahriibayaasha ah ee ku…

4 hours ago

Fannaan Axmed Cali Cigaal oo ku geeriyooday Maraykanka

Allaha U Naxariistee Axmed Cali Cigaal oo kamid ahaa Fannaaniinta Soomaaliyeed ayaa ku geeriyooday Dalka…

8 hours ago

Ciidanka Xoogga Dalka oo lagu gacansiinayo la wareegista mas’uuliyadda Amniga Soomaaliya

Shirka Madaxda Dalalka ciidamada usoo diray Soomaaliya iyo Dowlada Federaalka ay ku yeesheen Magaalada Kampala…

8 hours ago

Kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka JFS oo berri furmaya

Kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa berri lagu wadaa in uu furmo iyada oo…

9 hours ago

Soomaaliya oo ka qayb qaadanaysa xasiloonida Badda Cas, Baabul-Mandab & Gacanka Cadmeed

Soomaaliya ayaa kamid noqotay dalal badan oo xaaladda Badda Cas kulmisay si looga hortago halista…

9 hours ago

Maraykanka oo beeniyay in wadahadallo ka dhacay Masar looga hadlay arrinta Itoobiya

Lataliyaha sare ee Madaxweynaha Maraykanka ee Arrimaha Carabta iyo Waqooyiga Afrika, Massad Boulos ayaa beeniyay…

10 hours ago