Lamaane 70 sano isqabay oo daqiiqado gudahood dhintay.

Norma June Platell, oo 90 jir ahayd , iyo  Francis Ernest Platell, oo 92 jir ahaa,ayaa daqiiqado gudahood dhintay waliba iyaga oo gacmaha iska heysta.

Lamaanahan oo u dhashay Dalka Australia waxaa ay lamaane ahaayeen 70kii Sano ee ugu dambeeyay noloshooda,11.45 Daqiiqo ee Habeennimo ayaa kalkaalisadooda ugu soo gashay qolkii ay ku jireen,iyaga oo bedqaba ayeyna ka laabatay.

Norma June Platell iyo Francis Ernest Platell, oo gacanta isheysta iyaga oo meyd ah.

“Waxaa ay ku jiifeen labo sariir oo la isku dhejiyay,waxaa ay iska heysteen gacanta,waxaana ay wada dhinteen daqiiqado gudahood,maaha maalmo,saacado ee waa daqiiqado”,waxaa sidaas tiri kalkaalidasi.

iyaga oo cunteynaya, oo ay wehliso Gabar dheeraad ah.

Dakhtarkii iyo Kalkaalisadii ayey lama filaan ku noqotay in 10 daqiiqo kaddib lamaanihii oo meyd ah ay qolka ugu soo galaan,waxaana kaddib uu dhaqtarka amray in loo daabaco Shahaaddada dhimashada.

 

 

Mustaqbal media

Recent Posts

Tahriibayaasha ku dhintay Ceuta oo sii kordhay

Sida ay ku warrantay Wakaaladda Wararka Reuters, waxaa sii kordhay dadka Tahriibayaasha ah ee ku…

11 hours ago

Fannaan Axmed Cali Cigaal oo ku geeriyooday Maraykanka

Allaha U Naxariistee Axmed Cali Cigaal oo kamid ahaa Fannaaniinta Soomaaliyeed ayaa ku geeriyooday Dalka…

14 hours ago

Ciidanka Xoogga Dalka oo lagu gacansiinayo la wareegista mas’uuliyadda Amniga Soomaaliya

Shirka Madaxda Dalalka ciidamada usoo diray Soomaaliya iyo Dowlada Federaalka ay ku yeesheen Magaalada Kampala…

15 hours ago

Kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka JFS oo berri furmaya

Kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa berri lagu wadaa in uu furmo iyada oo…

16 hours ago

Soomaaliya oo ka qayb qaadanaysa xasiloonida Badda Cas, Baabul-Mandab & Gacanka Cadmeed

Soomaaliya ayaa kamid noqotay dalal badan oo xaaladda Badda Cas kulmisay si looga hortago halista…

16 hours ago

Maraykanka oo beeniyay in wadahadallo ka dhacay Masar looga hadlay arrinta Itoobiya

Lataliyaha sare ee Madaxweynaha Maraykanka ee Arrimaha Carabta iyo Waqooyiga Afrika, Massad Boulos ayaa beeniyay…

16 hours ago