Khasaare kadhashay weerar Jidgooyo ah oo lagu qaaday ciidanka Dowladda Federaalka

Sida ay Mustaqbal u sheegeen Ilo kaladuwan oo kusugan degmada Balcad ee gobolka Shabeelaha Hoose ciidan gurmad ah oo katirsan ciidanka xoogga dalka Soomaaliya ayaa lakulmay weerar sababay dhimashada 11 qof iyo dhaawaca Taliyaha guutada 1aad ee ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed General Ibraahim Yuusuf.

Weerarka waxaa lagu gubay laba gaari oo midkood uu lahaa madaxa waaxda daqli aruurinta ee gobolka iyo gaari kale oo Homey ah oo ay lahaayeen dad shacab ah, waxaana saarnaa Alaab ay leedahay waaxda daqli aruurinta gobolka ee wasaaradda maaliyadda Hirshabelle

Dhaawac Taliyaha, ayaa la sheegay inuu ahaa mid fudud ayaa loo qaaday magaalada Muqdisho si loogu daweeyo, sidaas oo kalana dhaawaca iyo meydka  ayaa la geeyey Balcad si loogu daweeyo

 

Mustaqbal media

Recent Posts

Tahriibayaasha ku dhintay Ceuta oo sii kordhay

Sida ay ku warrantay Wakaaladda Wararka Reuters, waxaa sii kordhay dadka Tahriibayaasha ah ee ku…

4 hours ago

Fannaan Axmed Cali Cigaal oo ku geeriyooday Maraykanka

Allaha U Naxariistee Axmed Cali Cigaal oo kamid ahaa Fannaaniinta Soomaaliyeed ayaa ku geeriyooday Dalka…

7 hours ago

Ciidanka Xoogga Dalka oo lagu gacansiinayo la wareegista mas’uuliyadda Amniga Soomaaliya

Shirka Madaxda Dalalka ciidamada usoo diray Soomaaliya iyo Dowlada Federaalka ay ku yeesheen Magaalada Kampala…

8 hours ago

Kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka JFS oo berri furmaya

Kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa berri lagu wadaa in uu furmo iyada oo…

9 hours ago

Soomaaliya oo ka qayb qaadanaysa xasiloonida Badda Cas, Baabul-Mandab & Gacanka Cadmeed

Soomaaliya ayaa kamid noqotay dalal badan oo xaaladda Badda Cas kulmisay si looga hortago halista…

9 hours ago

Maraykanka oo beeniyay in wadahadallo ka dhacay Masar looga hadlay arrinta Itoobiya

Lataliyaha sare ee Madaxweynaha Maraykanka ee Arrimaha Carabta iyo Waqooyiga Afrika, Massad Boulos ayaa beeniyay…

10 hours ago