Guddiga doorashada KGS ayaa soo saaray shuruudo horudhac ah

Guddiga doorashada Maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya ayaa soo saaray shuruudo horudhac ah oo la xiriira doorashada madaxtnimada.

Guddiga oo maanta kulmay ayaa sheegay in

  • Mukhtaar C/Raxmaan Abuu Mansuur, guddoomiye ku xigeenkii hore ee Alshabaab uu u tartami karo doorashada Madaxweynenimo ee Koofur Galbeed Soomaaliya.
  • In Qofka noqonaya Madaxweynaha Koofur Galbeed uu helo codad gaaraya (Saddex meelood labo meel), 3/2 tirada Xildhibaannada Baarlamaanka ee Koofur Galbeed.
  • Musharrax C/Casiis Lafta Gareen uu soo gudbiyo warqadaha is casilaadda xilka uu ka hayo dowladda Federaalka ah.

 

Mustaqbal media

Recent Posts

Dagaalka u dhaxeeya Ciidanka Federaalka Itoobiya & kuwa TPLF oo sii xooggaystay

Galbeedka Gobolka Tigray ee dhaca Waqooyi Itoobiya waxaa ka socda dagaal galay maalintii labaad oo…

2 hours ago

Maxaa baddelay go’aankii Trump uu ku shaaciyay in uu duullaan ku qaadayo Iiraan?

Sida ay wariyeen Axios & AP, Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump ayaa dib uga laabtay dagaal…

2 hours ago

Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo maanta ku wajahan Magaalada Magaalada Laascaanood

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta ku wajahan Magaalada Laascaanood ee…

2 hours ago

Turkiga iyo Ciraaq oo kala saxiixday heshiis cusub oo ku saabsan Dhuumaha Saliidda

Dowladaha Turkiga iyo Ciraaq ayaa kala saxiixday heshiis hal sano ah oo lagu horumarinayo Dhuumaha…

14 hours ago

Xisbiga Awoodda Shacabka oo isaga baxay Midowga Haybad Qaran

Xisbiga Awoodda Shacabka, oo ka mid ahaa tobankii xisbi iyo urur siyaasadeed ee aasaasay isbahaysiga…

16 hours ago

Ciidanka Federaalka Itoobiya iyo kuwa TPLF oo ku Dagaallamaya Galbeedka Tigray

Wararka ka imanaya dalka Itoobiya ayaa sheegaya in dagaal culus oo u dhaxeeya Ciidamada Federaalka…

16 hours ago