Garsooraha ugu fiican Afrika, Cumar Cabdulqaadir Cartan iyo Calan wadaha ugu fiican qaaraddaan ee 2025, Liibaan Cabdirisaaq ayaa Habeen dambe dhexdhexaadin doonna kulan ciyaareedka Eufa Super Cup.
Indhaha ayaa lagu hayaa Kulankaa ee u dhaxeeya naadiyaasha ku kala guullaystay horyaalka Qaaradda Yurub ee Champions Leagu iyo Uefa Europe League ee kala ah PSG (Paris Saint-Germain) iyo Aston Villa.
Xiriirka Kubadda Cagta Yurub ee EUFA ayaa markii Koobka Adduunka 2026 si sharci darro ah looga reebay Garsooraha FIFA katirsan ee Cumar Cartan u magacawday in uu dhexdhexaadiyo kulankaan habeen dambe dhaya.
Cumar Cabdulqaadir Cartan oo kasoo jeeda Soomaaliya iyo Liibaan Cabdirisaaq oo u dhashay Jamhuuriyadda Jabuuti ayaa taariikh ka samayn doonna iyaga oo si wadajir ah u qabtan kulamado kala duwan oo loo xushay.
Mustaqbal
Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha ayaa ku dhawaaqday in Biyaha Soomaaliya ay usoo dirayso Maraakiib dagaal oo…
Maxkamadda Racfaanka ee Gobolka Banaadir oo dhowaan dhagaysatay racfaanka qareennada Sacdiyo Macallin Cali oo loo…
Koobka EUFA Super Cup oo ah mid la dhex dhigo Kooxaha ku kala guullaysta Horyaalka…
Baarlamaanka dalka Hungary ayaa maanta Andras Baka u doortay Madaxweynaha dalkaasi, iyadoo ay cod qarsoodi…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa ugu ugu baaqay Beesha Caalamka iyo…
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tababar usoo xiraya ciidamo katirsan Xoogga Dalka…