GUDAHA/wararka

Maxkamadda Racfaanka ee Gobolka Banaadir oo maanta shaacinaysa Xukunka Sacdiyo Bajaaj

Maxkamadda Racfaanka ee Gobolka Banaadir oo dhowaan dhagaysatay racfaanka qareennada Sacdiyo Macallin Cali oo loo garanayo Sacdiyo Bajaaj kaddib markii ay ku qanci waayeen xukunka ay ku ridday Maxkamadda Gobolka Banaadir Bishii June ee sannadkaan.

Maxkamadda oo dhagaysatay ujeedka racfaanka ee Qareennada Sacdiyo Bajaaj iyo difaaca Xafiiska Xeer ilaalinta ayaa ugu dambayn maanta shaacin doonta xukunka uga soo dhex baxay dhagaysiga eedaha iyo difaaca labada dhinac.

Ehelka Sacdiyo Bajaaj, dhinacyada kiiskaan quseeyo iyo dad kale oo danaynaya ayaa indhaha ku haya nooca xukun ee Maxkamadda Racfaanka Gobolka Banaadir kasoo saari doonto iyo go’aanka ay ka qaadan doonto xukunkii hore.

La soco wixii kasoo kordha

Mustaqbal

MM Staff

Recent Posts

Shiinaha oo Maraakiib dagaal u soo diraya Biyaha Soomaaliya

Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha ayaa ku dhawaaqday in Biyaha Soomaaliya ay usoo dirayso Maraakiib dagaal oo…

1 hour ago

EUFA Super Cup oo markii ugu horraysay caawa uu dhexdhexaadin doonno Garsoore aan Yurub u dhalan

Koobka EUFA Super Cup oo ah mid la dhex dhigo Kooxaha ku kala guullaysta Horyaalka…

2 hours ago

Baarlamaanka Hungary oo doortay Madaxweynaha Cusub

Baarlamaanka dalka Hungary ayaa maanta Andras Baka u doortay Madaxweynaha dalkaasi, iyadoo ay cod qarsoodi…

14 hours ago

Maxay tahay farriinta uu RW Xamse u diray Wakiilada Beesha Caalamka?

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa ugu ugu baaqay Beesha Caalamka iyo…

14 hours ago

MW Xasan Sheekh Maxamuud oo tababar usoo xiraya Ciidan lagu tababaray Galmudug

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tababar usoo xiraya ciidamo katirsan Xoogga Dalka…

15 hours ago

Cabdirashiid Janan oo dib ugu biiray Maamulka Jubbland

Taliyaha NISA ee Gobolka Gedo, Cabdirashiid Maxamed Nuur (Cabdirashiid Janan) ayaa heshiis la galay maamulka…

22 hours ago