Maamulada Galmudug iyo Waqooyi Bari ayaa hambalyo u diray Shacabka Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Muqdisho oo guul ka gaarey doorashada qof iyo codka ah.
Warsaxaafadeed ka soo baxay Maamulka Galmudug ayaa lagu boggaadiyay Guddiga Qaran ee madaxa-bannaan ee Doorashooyinka iyo Soohdimaha iyo hay’adaha ammaanka dalka.
Dhinaca kale, Bayaan ka soo baxay Maamulka Waqooyi Bari ayaa lagu sheegay in guul taariikhi ah ay tahay doorashada qof iyo codka ah.
Hoos ka akhriso Bayaanka Maamulka Waqooyi Bari
Mustaqbal
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa bogaadiyay tallaabooyinka Amni, Dib u dhis…
Mas’uuliyiin katirsan Dowladda Kenya ayaa laga soo xigtay in Xukuumadda Nairobi ay kordhinayso Ciidamada ammaanka…
Guddiga loo xilsaaray qabashada doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi…
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka 2-aad ee XFS, Jabriil Cabdirashiid ayaa maanta shaaciyay inuu iska celiyay dhalashada…
Degmada Shangaani ee Gobolka Banaadir waxaa dib looga howlgelinayaa Biyo mareennadii ay lahayd iyada oo…
Magaalada Dhuusamareeb waxaa maanta lagu wadaa in lagu shaaciyo natiijada kasoo baxday Doorashadii Dadweyne ee…