Ugu yaraan 3 qof ayaa ku dhimatay halka tiro intaas ka badan ay ku dhaawacmeen duufaan xooggan oo ku dhufatay Dalka Jamaica ee dhaca marin biyoodka lagu magacaabo the Caribbean ee u dhaxeeya Koofurta & Waqooyiga Ameerika.
Duufaantaan oo loogu magac daray Melissa waa duufaanta qaybta 5aad marka la eego duufaannada ugu daran caalamka soo maray ee saamaynta taban ku reebay dalalka ay ku dhacday sida ay sheegeen dadka ku takhusay cilmiga lagu ogaado.
Xawaaraha dabayshu waa 175 mph (282KM/H), Duufaantu waxaa laga cabsi qabaa in ay sii xooggaysto isla markaana ay gaarto Dalalka dhaca Jasiiradaha Biyaha ah ee u dhaxeeya Waqooyiga iyo Koofurta Ameerika.
Duufaanta ayaa la sheegay in ay horay usoo martay Dalalka Haiti iyo Dominican Republic waxaana ku dhintay wadarta labadaas Dal 4 qof inkasta oo uu jiro dhaawacyo kale oo soo gaaray Dadka sida xogaha la helay ay muujinayaan.
La soco wixii kasoo kordha
Mustaqbal
Sida ay wariyeen Axios & AP, Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump ayaa dib uga laabtay dagaal…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta ku wajahan Magaalada Laascaanood ee…
Dowladaha Turkiga iyo Ciraaq ayaa kala saxiixday heshiis hal sano ah oo lagu horumarinayo Dhuumaha…
Xisbiga Awoodda Shacabka, oo ka mid ahaa tobankii xisbi iyo urur siyaasadeed ee aasaasay isbahaysiga…
Wararka ka imanaya dalka Itoobiya ayaa sheegaya in dagaal culus oo u dhaxeeya Ciidamada Federaalka…
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo furay kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka ayaa ka…