Ciyaaryahanka khadka dhexe uga ciyaara kooxda Tottenham iyo xulka Englan Dele Alli ayaa saxiixay qandaraas cusub oo gaaraya ilaa 2024ka.
Xidiga heerka caalami ee England ayaa mustaqbalkiisa oo dhab u biyeeyay kooxdiisa Tottenham isagoona iska diiday inuu kooxda ka tago.
22-jirkaan ayaa aad looga doonayay suuqa xagaagan waxaana ku raad jogtay kooxda reer France ee PSG balse waa uu ku gacan seyray waxaa uuna saxiixay heshiis cusub.
Kadib markii uu qalinka ku duugay heshiiska ayuu xidiga la hadlay webka kooxda Tottenham wuxuuna yiri”Aad baan ugu faraxsanahay inaan sii joogo halkan waana gurigeyga aad baan u jeclhy Tottenham.
Sida ay ku warrantay Wakaaladda Wararka Reuters, waxaa sii kordhay dadka Tahriibayaasha ah ee ku…
Allaha U Naxariistee Axmed Cali Cigaal oo kamid ahaa Fannaaniinta Soomaaliyeed ayaa ku geeriyooday Dalka…
Shirka Madaxda Dalalka ciidamada usoo diray Soomaaliya iyo Dowlada Federaalka ay ku yeesheen Magaalada Kampala…
Kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa berri lagu wadaa in uu furmo iyada oo…
Soomaaliya ayaa kamid noqotay dalal badan oo xaaladda Badda Cas kulmisay si looga hortago halista…
Lataliyaha sare ee Madaxweynaha Maraykanka ee Arrimaha Carabta iyo Waqooyiga Afrika, Massad Boulos ayaa beeniyay…