Categories: DIBADDA/CIYAARAHA

Cristiano Ronaldo Oo Tababarkiisii Ugu Horeeyay laqaatay kooxdiisa cusub ee Juventus.

Kooxda Juventus ayaa dib u soo dhawaysay xiddigihii kaga maqnaa fasaxii koobka adduunka taas oo la macno ah in ay ahayd maalintii ugu horaysay ee Shaqada cusub ee Cristiano Ronaldo.

Waxa uu tababarka kula biiray xiddigaha Gonzalo Higuain, Paulo Dybala, Douglas Costa, Ricardo Bentancur & Juan Cuadrado kuwaas oo iyaguna dhawaan ku soo laabtay tababarka.

Xiddigaha kor ku xusan ayaa baaritaano caafimaad iyo tababar fudud ku qaatay garoonka tababarka ee Turin halka xiddigaha Juventus  ay ku sugan yihiin America.

Aldo Dolcetti oo ah gacanta midig ee tababare Massimiliano Allegri iyo waliba qof uu ku kalsoon yahay ayaa la socon doona horumarka tababarka xiddigaha.

Waxa la filayaa in uu Cristiano Ronaldo kulankiisa ugu horeeya u safto kooxda Juventus kulanka ay la ciyaari doonaan kooxda Villa Perosa 12 bisha August.

Tigidhadii kulankaas lagu daawan lahaa oo dhan 5,000 ayaa haatan dhamaantood la wada iibsaday inkasta oo ayna wali ciyaartu dhawayn.

Mustaqbalsp Mustaqbalsp

Recent Posts

Ciidanka Federaalka Itoobiya iyo kuwa TPLF oo ku Dagaallamaya Galbeedka Tigray

Wararka ka imanaya dalka Itoobiya ayaa sheegaya in dagaal culus oo u dhaxeeya Ciidamada Federaalka…

14 mins ago

Nuxurka Khudbadda MW Xasan Sheekh ee furitaanka Kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka JFS

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo furay kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka ayaa ka…

5 hours ago

Madaxweyne Xasan Sheekh oo furaya Kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka Soomaaliya

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta daahfuraya kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka waxaana…

7 hours ago

Spain oo sheegtay in ay ku guullaysatay dib u celinta Tahriibayaashii xoogga ku galay Ceuta

Dowladda Spain ayaa sheegtay in ay ku guullaystay dib u celinta Dadkii sida lama filaanka…

7 hours ago

RW Lubnaan “Xasiloonida Lubnaan waxa ay ku xiran tahay in ciidankeeda ay si buuxda u tagaan Xuduudaha oo dhan”

Ra’iisul Wasaaraha Lubnaan, Nawaf Salam oo ka hadlay amni dalkiisa ayaa sheegay in aanay nabadgalyo…

8 hours ago

Maamulka Puntland oo maanta maamuusaya 28 sano guurada kasoo wareegtay markii uu Dowlad-Goboleed noqday

Maamulka Puntland ayaa maanta maamuusaya 28 sano guurada kasoo wareegtay markii uu noqday Maamul Goboleed,…

10 hours ago