Sida laga soo xigtay wargeyska Isbaanishka ee ‘Mundo Deportivo’, Chelsea ayaa ku dhaw saxiixa xiddiga kooxda Atletico Madrid Jan Oblak kaas oo loo arko inuu yahay badalka Courtois oo wali uusan cadeyn mustaqbalkiisa Chelsea.
Chelsea ayaa haatan wakhtiga tartan la gali doonta ka hor khamiista si ay u hesho badalkiisa iyada oo doonaysa 4 Goolhaye midkood kuwaas oo kala ah Jack Butland,Pepe Reina,Jan Oblak Iyo Sergio Rico.
Courtois ayaa la doonayay in uu soo xaadiro kulankii Community Shield-ka si uu u daawado kooxdiisa sida xiddigaha Eden Hazard iyo Kante kuwas oo joogay Laakiin Goolhayaha ayaan si la mid ah iman kulankaas.
26 jirkan oo uu qoyskiisu ku nool yahay Madrid ayaa si weyn u doonaya in uu ku laabto halkaas xilli ay kooxda Real Madrid doonayso adeegiisa.
Real Madrid oo muddo ku raad joogtay Goolhayaha ayaa miiska u saartay chelsea dalab lacageed oo dhan 35 milyan oo euro halka ay sidoo kale wadahadalo kula jirto.
Dowladda Soomaaliya ayaa hambalyo u dirtay Turkiga munaasabadda 103-guurada Jamhuuriyadda Turkiga. War-saxaafaded ka soo baxay…
Machadka Daraasaadka Siyaasadda ee Heritage ayaa maanta Hotel Jazeera ee magaalada Muqdisho ku qabtay madasha…
Dowladda Federaalka Soomaaliya, iyadoo kaashaneysa Hay’adda Caalamiga ah ee Socdaalka (IOM), ayaa maanta magaalada Muqdisho…
Soomaaliya ayaa ka mid ah 33-ka waddan ee Afrika ee badeecadahooda u dhoofin kara Midowga…
Machadka Heritage ayaa magaalada Muqdisho ku soo bandhigaya Daraasadda “Fahamka Dhaqdhaqaaqyada, Doorka iyo Waxtarka Bulshada…
Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo uu wehliyo Guddoomiyaha Maxkamadda…