Axmed Mayre: “shacab dagaalsan ma jiro ee Siyaasiyiinta ayaa dagaashan”

Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha dhexe Axmed Mayre Makaraan ayaa Magaalada Jowhar ku soo gaba gabeeyay shir dib u heshiisiin ah oo loo qabtay qaar ka mid ah Beelaha dega Gobolka Shabeellaha dhexe.

Axmed, oo ka hadlayay kulanka ayaa sheegay in guud ahaan Soomaaliya aysan hadda ka jirin shacab la dagaashan shacab kale ama qabiillo isku haya wax kale ee ay inta badan dagaalka ugu badan ee dalka ka jiraa wadaa siyaasiyiinta.

Waxaa uu canaantay siyaasiyiin uu sheegay in marka ay dantooda shaqsiga ah waayaan dhinac kale u leexda si ay dantooda u gaaraan.

Axmed Mayre Makaraan, Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha dhexe ayaa sheegay in loo baahanyahay dowlad ka shaqeyn karta danta shacabka laakiin aan loo baahneyn siyaasiyiin danahooda gaarka ah ka fakaraya.

Mustaqbal media

Recent Posts

Tahriibayaasha ku dhintay Ceuta oo sii kordhay

Sida ay ku warrantay Wakaaladda Wararka Reuters, waxaa sii kordhay dadka Tahriibayaasha ah ee ku…

3 hours ago

Fannaan Axmed Cali Cigaal oo ku geeriyooday Maraykanka

Allaha U Naxariistee Axmed Cali Cigaal oo kamid ahaa Fannaaniinta Soomaaliyeed ayaa ku geeriyooday Dalka…

6 hours ago

Ciidanka Xoogga Dalka oo lagu gacansiinayo la wareegista mas’uuliyadda Amniga Soomaaliya

Shirka Madaxda Dalalka ciidamada usoo diray Soomaaliya iyo Dowlada Federaalka ay ku yeesheen Magaalada Kampala…

7 hours ago

Kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka JFS oo berri furmaya

Kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa berri lagu wadaa in uu furmo iyada oo…

8 hours ago

Soomaaliya oo ka qayb qaadanaysa xasiloonida Badda Cas, Baabul-Mandab & Gacanka Cadmeed

Soomaaliya ayaa kamid noqotay dalal badan oo xaaladda Badda Cas kulmisay si looga hortago halista…

8 hours ago

Maraykanka oo beeniyay in wadahadallo ka dhacay Masar looga hadlay arrinta Itoobiya

Lataliyaha sare ee Madaxweynaha Maraykanka ee Arrimaha Carabta iyo Waqooyiga Afrika, Massad Boulos ayaa beeniyay…

9 hours ago