Kooxda Arsenal ayaa kuso biirtay loo lanka loogu jiro saxiixo laacibka kooxda Lille ee Pepe oo xili hore lala xiririyay United.
Tababare Unai Emery ayaa isha ku haya xaalada xidiga isagoona doonaya inuu laso wareego bisha janaayo marka uu furmo suuqa.
Wargeyska The Mirror ayaa baahiyay in Arsenal ay wakiilo u dirtay wakiilka laacibkaas da’da yare e kooxda Lille.
23 jirkaan ayaa dhaliyay 17 gool 42 kulan oo uu u saftay kooxda Lille xilli ciyaareedkan waxaana suura gal ah in uu kuso biro Arsenal.
Guddiga loo xilsaaray qabashada doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi…
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka 2-aad ee XFS, Jabriil Cabdirashiid ayaa maanta shaaciyay inuu iska celiyay dhalashada…
Degmada Shangaani ee Gobolka Banaadir waxaa dib looga howlgelinayaa Biyo mareennadii ay lahayd iyada oo…
Magaalada Dhuusamareeb waxaa maanta lagu wadaa in lagu shaaciyo natiijada kasoo baxday Doorashadii Dadweyne ee…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa Magaalada Laascaanood ee xarunta Maamulka Waqooyi…
Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump ayaa soo bandhigay Dalal uu ku sheegay in ay ka codsadeen…