Categories: DIBADDA/CIYAARAHA

Arsenal oo dib uso celisay xiisaha ay u qabto Ever Banega.

Kooxda reer Englan ee Arsenal ayaa lagu soo waramayaa inaysan wali ka quusan saxiixa ciyaaryahanka qadka dhexe ee kooxda Sevilla Ever Banega.

Aaron Ramsey ayaa ka tagaya Gunners dhamaadka xilli ciyaareedkaan si uu ugu biiro Juventus Banega ayaana loo arkaa in uu yahay badalka laacibkaas.

Unai Emery ayaa xiiso u qabay inuu dib ula midoobo Banega oo ay xili sowada mataleen kooxda Savilla.

Wargeyska The Sun ayaa ku waramaya in Emery uu diyaar u yahay  inuu markale u dhaqaaqo saxiixa waayeelka reer Argentina julay marka uu dib u furmo suuqa kala iibsiga ciyaartoyda.

Mustaqbalsp Mustaqbalsp

Recent Posts

Ciidamada PSF oo isaga baxay xeradii ay kaga sugnaayeen Boosaaso

Wararka naga soo gaaraya magaalada Boosaaso ee gobolka Bari ayaa sheegaya in Ciidamada Amniga Puntland…

2 hours ago

Sheekh Xasiina oo ku dhawaaqday inay ku laabanayso Bangladesh inkastoo dil lagu xukumay

Ra’iisul Wasaarihii hore ee dalka Bangladesh, Sheekh Xasiina, ayaa shaaca ka qaadday inay dalkeeda dib…

13 hours ago

Maxay ka wada hadleen Wasiirrada Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo Pakistan?

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Cabdisalaam Cabdi Cali ayaa kulan gaar ah maanta la yeeshay Ra’iisul…

15 hours ago

Jabuuti oo sheegtay in ay ciidamadeeda sii joogi doonaan gudaha Soomaaliya

Dowladda Jabuuti ayaa sheegtay in ay diirada saareyso dagaalka ka dhanka ah As, iyadoo qeyb…

19 hours ago

Maamulka Jubbaland oo cambaareeyay colaadaha sokeeye ee Puntland kasoo ifbaxday

Maamulka Jubbaland ayaa war kasoo saaray dagaalkii saakay ka dhacay Bariga Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka…

20 hours ago

DFS oo sheegtay in ay Warshado waa weyn ka hirgelinayso Degmada Balcad

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in Warshado waa weyn oo kaalin muhiim ah ka qaata…

20 hours ago