Sharikadda Spectrum oo ka hadashay muranka Somaliya iyo Kenya.

Sharikadda Spectrum ee sahminta shidaalka ayaa ka hadashay khilaafka diblomaasiyadeed ee u dhaxeeya dalalka Kenya iyo Soomaaliya.

Sharikaddan oo ah midda qabatay shirkii 7dii Bishan ka dhacay London sidoo kalena sahmisay xermooyinka shidaalka ee biyaha Soomaaliya ayaa beenisay in dhul biyoodka ay sahanka ku sameysay uu ku jiro halka ay labada dal hadda ku muransanyihiin.

Sharikadda waxaa ay sheegtay in sahankeeda xogta xermooyinka shidaalka Soomaaliya uu ka billaabanayo xeebaha Maamul Goboleedka Puntland ilaa sohdinta Kenya iyo Soomaaliya.

Waxaa ay sharikaddu qoraalkeeda ku sheegtay in halka ay Kenya ka carootay aysan ka mid ahayn goobaha ay ku sameysay sahanka xog ururinta ee shidaalka Soomaaliya.

Kenya ayaa ku doodday in Soomaaliya ay shidaal ka sahmisay goob ay isku hayaan Soomaaliya,taas oo sababtay in Kenya ay dalkeeda ka erido danjirihii Soomaaliya, sidoo kalena keedii la baxdo.

Mustaqbal media

Recent Posts

Maamulka Puntland oo xaqiijiyay in ay la wareegeen Xeradii Ciidanka PSF ee Boosaaso

War-saxaafadeed ka soo baxay Ciidamada Booliiska Dowlad Goboleedka Puntland ayaa lagu sheegay in ay la…

19 mins ago

Madaxweynaha Nigeria oo Mushaarka u kordhiyay Askarta dalkaasi

Madaxweynaha dalka Nigeria, Bola Tinubu, ayaa amar ku bixiyey in la kordhiyo mushaarka ciidanka milateriga…

34 mins ago

Ciidamada PSF oo isaga baxay xeradii ay kaga sugnaayeen Boosaaso

Wararka naga soo gaaraya magaalada Boosaaso ee gobolka Bari ayaa sheegaya in Ciidamada Amniga Puntland…

3 hours ago

Sheekh Xasiina oo ku dhawaaqday inay ku laabanayso Bangladesh inkastoo dil lagu xukumay

Ra’iisul Wasaarihii hore ee dalka Bangladesh, Sheekh Xasiina, ayaa shaaca ka qaadday inay dalkeeda dib…

14 hours ago

Maxay ka wada hadleen Wasiirrada Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo Pakistan?

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Cabdisalaam Cabdi Cali ayaa kulan gaar ah maanta la yeeshay Ra’iisul…

16 hours ago

Jabuuti oo sheegtay in ay ciidamadeeda sii joogi doonaan gudaha Soomaaliya

Dowladda Jabuuti ayaa sheegtay in ay diirada saareyso dagaalka ka dhanka ah As, iyadoo qeyb…

20 hours ago