Categories: DIBADDA/CIYAARAHA

Antonio Conte Oo farta ku fiiqay Horyaalka Uu Ka Shaqa Bilaabi Doon.

Macalinka dhawaan laga eryay shaqada kooxda Chelsea ee Antonio Conte ayaa aad loola xiririyay shaqada kooxda Real Madrid balse isaga ayaa ku dhawaaqay halka uu doonayo in uu ka shaqo bilaawo.

Antonio Conte ayaa xaqiijiyay in uu isku diyaarinayo in uu shaqo ka bilaabo horyaalka Serie A-da kadib markii uu ka tagay kooxda Chelsea xagaagii.

Conte ayaa ka tagay chelsea xagaagan xilli todobaadyo lala xiriirinayay kooxda Real Madrid laakiin Los Blancos ayaa haatan tababare Rasmi ah ka dhigay tababare Solari.

Tababaraha reer Italy oo wax laga waydiiyay meesha uu ka shaqi gali doono xili wareysi uu bixiyay wuxuuna yiri”Haatan diyaar uma ihi in aan tababare noqdo waxa aan si fiican u qaadanayaa wakhtigayga waxana aan daaawada ciyaaraha.

“Waxa laga yaabaa in aan ku soo laabto Serie A-da sababta oo ah waan jecelahay Italy waxana aan raaxo ku dareemayaa dalkayga” ayuu yiri Conte oo hadlayay.

Mustaqbalsp Mustaqbalsp

Recent Posts

Turkiga iyo Ciraaq oo kala saxiixday heshiis cusub oo ku saabsan Dhuumaha Saliidda

Dowladaha Turkiga iyo Ciraaq ayaa kala saxiixday heshiis hal sano ah oo lagu horumarinayo Dhuumaha…

2 hours ago

Xisbiga Awoodda Shacabka oo isaga baxay Midowga Haybad Qaran

Xisbiga Awoodda Shacabka, oo ka mid ahaa tobankii xisbi iyo urur siyaasadeed ee aasaasay isbahaysiga…

4 hours ago

Ciidanka Federaalka Itoobiya iyo kuwa TPLF oo ku Dagaallamaya Galbeedka Tigray

Wararka ka imanaya dalka Itoobiya ayaa sheegaya in dagaal culus oo u dhaxeeya Ciidamada Federaalka…

4 hours ago

Nuxurka Khudbadda MW Xasan Sheekh ee furitaanka Kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka JFS

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo furay kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka ayaa ka…

9 hours ago

Madaxweyne Xasan Sheekh oo furaya Kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka Soomaaliya

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta daahfuraya kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka waxaana…

11 hours ago

Spain oo sheegtay in ay ku guullaysatay dib u celinta Tahriibayaashii xoogga ku galay Ceuta

Dowladda Spain ayaa sheegtay in ay ku guullaystay dib u celinta Dadkii sida lama filaanka…

12 hours ago