Categories: DIBADDA/CIYAARAHA

Andrey Arshavin Oo ku dhawaaqay in uu ka fariistay ciyaaraha.

Weraryahankii hore ee kooxda Arsenal iyo xulka qaranka Qaranka Russia Andrey Arshavin ayaa si Rasmi ah u xaqiijiyay  in uu ka fariistay ciyaarista Kubada cagta.

Andrey Arshavin ayaa iska siibi doona kabaha kubada cagta marka uu dhamaado heshiiska uu kula jiro kooxda Kazakhstan’s Kairat Almaty kaas oo dhamaan doona 31 bisha December.

Khabiirkan oo 37 jir ah ayaa ku biiray kooxda Kairat Almaty saddex sano ka hor markii uu ka tagay kooxda reer Russia ee Zenit St Petersburg.

Arshavin ayaa 76 kulan u saftay xulka qarankiisa Russia halka uu sidoo kale u soo ciyaaray kooxo badan oo reer yurub ah oo ay ka mid yihiin Zenit iyo Arenal.

Xiddigan ayaa lagu xasuustaa horyaalka premier League kulankii uu 4-ta gool ka dhaliyay kooxda Liverpool kulan ka tirsanaa horyaalka.

Mustaqbalsp Mustaqbalsp

Recent Posts

Turkiga iyo Ciraaq oo kala saxiixday heshiis cusub oo ku saabsan Dhuumaha Saliidda

Dowladaha Turkiga iyo Ciraaq ayaa kala saxiixday heshiis hal sano ah oo lagu horumarinayo Dhuumaha…

6 hours ago

Xisbiga Awoodda Shacabka oo isaga baxay Midowga Haybad Qaran

Xisbiga Awoodda Shacabka, oo ka mid ahaa tobankii xisbi iyo urur siyaasadeed ee aasaasay isbahaysiga…

8 hours ago

Ciidanka Federaalka Itoobiya iyo kuwa TPLF oo ku Dagaallamaya Galbeedka Tigray

Wararka ka imanaya dalka Itoobiya ayaa sheegaya in dagaal culus oo u dhaxeeya Ciidamada Federaalka…

9 hours ago

Nuxurka Khudbadda MW Xasan Sheekh ee furitaanka Kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka JFS

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo furay kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka ayaa ka…

13 hours ago

Madaxweyne Xasan Sheekh oo furaya Kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka Soomaaliya

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta daahfuraya kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka waxaana…

16 hours ago

Spain oo sheegtay in ay ku guullaysatay dib u celinta Tahriibayaashii xoogga ku galay Ceuta

Dowladda Spain ayaa sheegtay in ay ku guullaystay dib u celinta Dadkii sida lama filaanka…

16 hours ago