Categories: DIBADDA/CIYAARAHA

Alex Sanches oo guul cajiib ah ku hogaamiyay kooxdiisa United.

Kooxda Manchester United ayaa gaartay guul muhiim u ah kulanka ka dhacay garoonkeeda oo ay marti qaadeen kooxda Newcastle United.

Alex Sanches oo badal kusoo galay ayaa Manchester United ka caawiyay in ay sameeyaan soo kabasho wanaagsan taasoo culayska ka yarayneysa Jose Mourinho.

Newcastle oo marti ahayd ayaa 2 gool kala hormartay kooxda United oo aan garoonkeeda wax guul ah ku gaarin xilli ciyaareedkan isla markaana ay u dheereed cadaadis xooggan oo tababare Jose Mourinho saarnaa, waxaana goolasha oo dhashay 10-ki daqiiqo ee ugu horeeyay u kala dhaliyay Kenedy iyo Yoshinori Muto, waxaan aqaybta hore lagu kala nastay 2-0.

Marki laysku soo laabtay United ayaa bandhig cajiib ah lasoo laabatay waxaana daqiiqadihi 70 iyo 76 goolasha bar-baraha u kala dhaliyay Mata iyo Martial, waxaana goolka saddaxaad daqiiqadi 90 u saxiixay Alexs Sanches oo bdal kusoo galay daqiiqadi 69 ee ciyaarta.

Waa guushi u horaysay oo ay Man United xilli ciyaareedkan ku gaarto garoonkeeda old Traford, waxayna sidaasi culayska uga yareyneysaa Tababare Jose Mourinho oo aad lo hadal hayay in natiijada kulankan ay ku xernayd shaqadiisa Macalllimo.

Mustaqbalsp Mustaqbalsp

Recent Posts

Turkiga iyo Ciraaq oo kala saxiixday heshiis cusub oo ku saabsan Dhuumaha Saliidda

Dowladaha Turkiga iyo Ciraaq ayaa kala saxiixday heshiis hal sano ah oo lagu horumarinayo Dhuumaha…

7 hours ago

Xisbiga Awoodda Shacabka oo isaga baxay Midowga Haybad Qaran

Xisbiga Awoodda Shacabka, oo ka mid ahaa tobankii xisbi iyo urur siyaasadeed ee aasaasay isbahaysiga…

9 hours ago

Ciidanka Federaalka Itoobiya iyo kuwa TPLF oo ku Dagaallamaya Galbeedka Tigray

Wararka ka imanaya dalka Itoobiya ayaa sheegaya in dagaal culus oo u dhaxeeya Ciidamada Federaalka…

10 hours ago

Nuxurka Khudbadda MW Xasan Sheekh ee furitaanka Kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka JFS

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo furay kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka ayaa ka…

15 hours ago

Madaxweyne Xasan Sheekh oo furaya Kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka Soomaaliya

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta daahfuraya kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka waxaana…

17 hours ago

Spain oo sheegtay in ay ku guullaysatay dib u celinta Tahriibayaashii xoogga ku galay Ceuta

Dowladda Spain ayaa sheegtay in ay ku guullaystay dib u celinta Dadkii sida lama filaanka…

17 hours ago