Categories: DIBADDA/CIYAARAHA

AC Milan oo isha ku heysa xaalada Denis Suarez.

Kooxda AC Milan ayaa lagu soo waramayaa inay ka fiirsaneyso inay bisha Janaayo u dhaqaaqdo ciyaaryahanka khadka dhexe ee Barcelona Denis Suarez.

Suarez ayaan ciyaarin hal daqiiqo oo ah horyaalka Spain xilli ciyaareedkan, iyadoo kaliya uu ku soo bilaabanayo kulan ka tirsan Copa del Rey.

Wargeyska Corriere dello Sport ayaa ku waramaya in kooxda AC Milan ay isha ku heyso qaab ciyaareedka laacibka kooxda Barcelona ee Suares.

24 jirkaan ayaa qandaraas uu kula jira kooxda heysata horyaalka Spain waxaa uu dhacayaa dhamaadka xilli ciyaareedka soo socda.

Mustaqbalsp Mustaqbalsp

Recent Posts

Turkiga iyo Ciraaq oo kala saxiixday heshiis cusub oo ku saabsan Dhuumaha Saliidda

Dowladaha Turkiga iyo Ciraaq ayaa kala saxiixday heshiis hal sano ah oo lagu horumarinayo Dhuumaha…

4 hours ago

Xisbiga Awoodda Shacabka oo isaga baxay Midowga Haybad Qaran

Xisbiga Awoodda Shacabka, oo ka mid ahaa tobankii xisbi iyo urur siyaasadeed ee aasaasay isbahaysiga…

6 hours ago

Ciidanka Federaalka Itoobiya iyo kuwa TPLF oo ku Dagaallamaya Galbeedka Tigray

Wararka ka imanaya dalka Itoobiya ayaa sheegaya in dagaal culus oo u dhaxeeya Ciidamada Federaalka…

6 hours ago

Nuxurka Khudbadda MW Xasan Sheekh ee furitaanka Kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka JFS

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo furay kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka ayaa ka…

11 hours ago

Madaxweyne Xasan Sheekh oo furaya Kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka Soomaaliya

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta daahfuraya kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka waxaana…

13 hours ago

Spain oo sheegtay in ay ku guullaysatay dib u celinta Tahriibayaashii xoogga ku galay Ceuta

Dowladda Spain ayaa sheegtay in ay ku guullaystay dib u celinta Dadkii sida lama filaanka…

14 hours ago