Inta la xaqiiyay 5 qof ayaa ku dhimatay Diyaaradaan maata ku bur burtay meel u dhow Kenyta Makutano ee degmada Londiani oo ka tirsan ismaamulka Kericho ee dalka Kenya.
Dhacdadaan iyo Khasaaraha ka dhashey waxaa warbaahinta u xaqiijiyay taliya Ciidamada booliska u qaabil san duulimaadyada oo lag magacaabo Rodgers Mbithi.
Dayaarada nuuceeda ayuu ku sheegay in ay aheed nuuca rakaabka ee Cesna 206-5-YBSE.
Rakaabka saarnaa ayaa iskugu jiray saddex rag ah iyo labbo haween ah in kastoo ilaa hada aanan faahfaahin rasmi ah laga bixin waxa sababay iyo dhalasha ahaan halka ay ka soo jeedaan muwaadineentaan.
Taliya Boliska ee gobolka Rift Valley,Edwar Mwamburi oo la hadlay warbaahinta Gudaha Kenya ayaa sheegay in aysa cadayn sababta keentay burburks diyaarada ayna baaritaan ku haayaan.
Dowladaha Turkiga iyo Ciraaq ayaa kala saxiixday heshiis hal sano ah oo lagu horumarinayo Dhuumaha…
Xisbiga Awoodda Shacabka, oo ka mid ahaa tobankii xisbi iyo urur siyaasadeed ee aasaasay isbahaysiga…
Wararka ka imanaya dalka Itoobiya ayaa sheegaya in dagaal culus oo u dhaxeeya Ciidamada Federaalka…
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo furay kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka ayaa ka…
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta daahfuraya kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka waxaana…
Dowladda Spain ayaa sheegtay in ay ku guullaystay dib u celinta Dadkii sida lama filaanka…