Xukumadda Somaliya oo sagootisay safiirkii Turkiga

Cabdulqaadir Axmed-Kheyr Cabdi wasiir dowlaha wasaarada arimaha dibada iyo iskaashiga caalamigaa ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirkii Turkiga ee Soomaaliya Mudane Olgan Bekar.

Kulanka ayaa ahaa mid lagu sakootinayo safiirka muddadii xil heyntiisu dhamaatay ee Turkiga u fadhiyey Soomaaliya.

Wasiir dowlaha arimaha dibadda ayaa ku amaanay Danjire Olgan Bekar inuu ahaa saaxiib wanaagsan iyo taageere wax badan ka badalay xiirka diblomaasiyadeed Muqdisho iyo Ankara.

Olgan safiirka ay mudo xileedkiisa shaqo dhamaatay ayaa u mahad celiyay dowlada iyo shacabka Soomaaliyeed asagoo sheegey in xiriirka labadal ee walala ah uu hore u soconayo si ay ku jirto danta labada dal.

Mustaqbal media

Recent Posts

Tahriibayaasha ku dhintay Ceuta oo sii kordhay

Sida ay ku warrantay Wakaaladda Wararka Reuters, waxaa sii kordhay dadka Tahriibayaasha ah ee ku…

3 hours ago

Fannaan Axmed Cali Cigaal oo ku geeriyooday Maraykanka

Allaha U Naxariistee Axmed Cali Cigaal oo kamid ahaa Fannaaniinta Soomaaliyeed ayaa ku geeriyooday Dalka…

6 hours ago

Ciidanka Xoogga Dalka oo lagu gacansiinayo la wareegista mas’uuliyadda Amniga Soomaaliya

Shirka Madaxda Dalalka ciidamada usoo diray Soomaaliya iyo Dowlada Federaalka ay ku yeesheen Magaalada Kampala…

7 hours ago

Kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka JFS oo berri furmaya

Kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa berri lagu wadaa in uu furmo iyada oo…

8 hours ago

Soomaaliya oo ka qayb qaadanaysa xasiloonida Badda Cas, Baabul-Mandab & Gacanka Cadmeed

Soomaaliya ayaa kamid noqotay dalal badan oo xaaladda Badda Cas kulmisay si looga hortago halista…

8 hours ago

Maraykanka oo beeniyay in wadahadallo ka dhacay Masar looga hadlay arrinta Itoobiya

Lataliyaha sare ee Madaxweynaha Maraykanka ee Arrimaha Carabta iyo Waqooyiga Afrika, Massad Boulos ayaa beeniyay…

9 hours ago