Waxaa lasoo saaray Liiska xiddigaha u sharaxan Abaagudka Da’yarka ugu fiican qaarada yurub ama Golden Boy, oo sanadkiiba mar la bixiyo waxaana soo daabacay wargeyska Tottosport ee talyaaniga kasoo baxa.
Wargauska ayaa shaaciyay liisk oo uu ugu horeeyo xiddiga kooxda PSG ee Kylian Mbappe daafaca kooxda Liverpool ee Trent Alexander-Arnold, xiddiga kooxda Dortmund ee Achraf Hakimi amaahdana uga maqan Real Madrid.
WAA KUWAN 40-KA XIDDIG EE ABAAMARINTA U TARTAMI DOONA:
Trent Alexander-Arnold (Liverpool)
Kelvin Amian (Toulouse)
Houssem Aouar (Lyon)
Musa Barrow (Atalanta)
Justin Bijlow (Feyenoord)
Josip Brekalo (Wolfsburg)
Patrick Cutrone (AC Milan)
Dani Olmo (Dinamo Zagreb)
Tom Davies (Everton)
Matthijs De Ligt (Ajax)
Moussa Diaby (PSG)
Diogo Dalot (Manchester United)
Moussa Djenepo (Standard Liege)
Ritsu Doan (Groningen)
Eder Militao (Porto)
Odsonne Edouard (Celtic)
Evander (Midtjylland)
Phil Foden (Manchester City)
Achraf Hakimi (Borussia Dortmund)
Amadou Haidara (Red Bull Salzburg)
Joao Felix (Benfica)
Jota (Benfica)
Jovane Cabral (Sporting Lisbon)
Dejan Joveljic (Red Star Belgrade)
Boubacar Kamara (Marseille)
Moise Kean (Juventus)
Jules Keita (Dijon)
Justin Kluivert (Roma)
Alban Lafont (Fiorentina)
Manu Garcia (Toulouse)
Kylian Mbappe (PSG)
Pietro Pellegri (Monaco)
Christian Pulisic (Borussia Dortmund)
Marcelo Saracchi (RB Leipzig)
Ismaila Sarr (Rennes)
Dayot Upamecano (RB Leipzig)
Vinicius Junior (Real Madrid)
Moussa Wague (Barcelona)
Timothy Weah (PSG)
Nicolo Zaniolo (Roma).
Sida ay ku warrantay Wakaaladda Wararka Reuters, waxaa sii kordhay dadka Tahriibayaasha ah ee ku…
Allaha U Naxariistee Axmed Cali Cigaal oo kamid ahaa Fannaaniinta Soomaaliyeed ayaa ku geeriyooday Dalka…
Shirka Madaxda Dalalka ciidamada usoo diray Soomaaliya iyo Dowlada Federaalka ay ku yeesheen Magaalada Kampala…
Kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa berri lagu wadaa in uu furmo iyada oo…
Soomaaliya ayaa kamid noqotay dalal badan oo xaaladda Badda Cas kulmisay si looga hortago halista…
Lataliyaha sare ee Madaxweynaha Maraykanka ee Arrimaha Carabta iyo Waqooyiga Afrika, Massad Boulos ayaa beeniyay…