FILE PHOTO: Palestinians gather to receive food cooked by a charity kitchen, amid shortages of aid supplies, as the conflict between Israel and Hamas continues, in Khan Younis, in the southern Gaza Strip, June 19, 2024. REUTERS/Hatem Khaled/File Photo
Agaasimaha Guud ee Ururka Caafimaadka Adduunka (WHO), Tedros Adhanom, ayaa ka digay xaaladda shacabka ku sugan Waqooyiga Gaza, isaga oo tilmaamay go’doominta millatariga Israa’iil ay keeni karto dhibaatooyin la xiriira macluul iyo abaaro.
Sida lagu xusay qoraal uu Tedros soo dhigay baraha bulshada, ilaa 95,000 oo rayid ah ayaa ku xayiran goobahaasi ku yaalla Waqooyiga Qaza.
Tedros ayaa sheegay in xaaladda ay aad u naxdin badan tahay, isla markaana warbixinta guddiga dib u eegista macluusha ee WHO ay ka digayso in xaaladda, loona baahan yahay in si degdeg ah wax looga qabto.
Ururka WHO iyo hay’adaha kale ee gargaarka ayaa ku baaqay in la fududeeyo gargaarka bani’aadamnimada, lana xoojiyo dadaallada lagu caawinayo dadka rayidka ah ee ku sugan aagagga dagaalka.
Mustaqbal
Mas’uuliyiin katirsan Dowladda Kenya ayaa laga soo xigtay in Xukuumadda Nairobi ay kordhinayso Ciidamada ammaanka…
Guddiga loo xilsaaray qabashada doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi…
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka 2-aad ee XFS, Jabriil Cabdirashiid ayaa maanta shaaciyay inuu iska celiyay dhalashada…
Degmada Shangaani ee Gobolka Banaadir waxaa dib looga howlgelinayaa Biyo mareennadii ay lahayd iyada oo…
Magaalada Dhuusamareeb waxaa maanta lagu wadaa in lagu shaaciyo natiijada kasoo baxday Doorashadii Dadweyne ee…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa Magaalada Laascaanood ee xarunta Maamulka Waqooyi…