Wasiirka arrimaha gudaha iyo Federaalka ee dowlad Goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cali Caadle ayaa ka hadlay isbeddellada badan ee dhinaca maamulka ah oo uu ku sameeyo maamulka Gobolka Hiiraan.
Wasiir Caadle waxaa uu sheegay in Xildhibaanno farabadan oo ku jira Baarlamaanka Hirshabeelle ay ka soo jeedaan Hiiraan,kuwaas oo cadaadis badan kala kulma beelahooda.
Waxaa uu wasiirku intaas ku daray in Beelaha ay culeys saaraan Xildhibaannada,iyagana ay culeys saaraan Wasaaradda arrimaha gudaha Hirshabeelle.
Maamulka Hirshabeelle ayaa dhowr jeer lagu eedeeyay isbeddel joogto ah oo lagu sameeyo Maamulka Gobolka Hiiraan iyo midka degmada Beledweyne,taas oo dadka degaanka aysan ka helin.
Sida ay ku warrantay Wakaaladda Wararka Reuters, waxaa sii kordhay dadka Tahriibayaasha ah ee ku…
Allaha U Naxariistee Axmed Cali Cigaal oo kamid ahaa Fannaaniinta Soomaaliyeed ayaa ku geeriyooday Dalka…
Shirka Madaxda Dalalka ciidamada usoo diray Soomaaliya iyo Dowlada Federaalka ay ku yeesheen Magaalada Kampala…
Kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa berri lagu wadaa in uu furmo iyada oo…
Soomaaliya ayaa kamid noqotay dalal badan oo xaaladda Badda Cas kulmisay si looga hortago halista…
Lataliyaha sare ee Madaxweynaha Maraykanka ee Arrimaha Carabta iyo Waqooyiga Afrika, Massad Boulos ayaa beeniyay…