Warar dheeraad ah oo baxaya Khasaaraha ka dhashey qarax ka dhacey Baladweyne.

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax goor dhaw ka dhacey Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan oo dhawaqiisa laga maqlay Xaafadaha Magaalada Baladweyne.

Qaraxa ayaa nuuciisu ahaa miinada dhulka lagu aaso,wararku waxa ay intaa ku darayaan in lagu weeraray guri ay daganyihiin Gudoomiyihii hore ee Gobolka Hiiraan Cumar Ibraahim Baadiyow iyo Janaraal Muqtaar Xuseen Afrax oo mar soo noqday taliye ku xigeen Ciidanka booliska Soomaaliyeed.

Bur burka qaraxa ka dhacey Baladweyne

Wariyeheen Bashiir Cabdulahi Cusmaan ayaa ayaa ku soo waramaya in qasaaraha ilaa hada laxaqiiyey uu yahey dhawaca haweeney goobta ka agdhaweed,ayna goobtii qaraxu ka dhacey ay ciidamada Amaanku  how-galo ka wadaan.

Guriga la weerarey ayaa ku dhow Xarunta degmada magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan.

Mustaqbal media

Recent Posts

Tahriibayaasha ku dhintay Ceuta oo sii kordhay

Sida ay ku warrantay Wakaaladda Wararka Reuters, waxaa sii kordhay dadka Tahriibayaasha ah ee ku…

10 hours ago

Fannaan Axmed Cali Cigaal oo ku geeriyooday Maraykanka

Allaha U Naxariistee Axmed Cali Cigaal oo kamid ahaa Fannaaniinta Soomaaliyeed ayaa ku geeriyooday Dalka…

13 hours ago

Ciidanka Xoogga Dalka oo lagu gacansiinayo la wareegista mas’uuliyadda Amniga Soomaaliya

Shirka Madaxda Dalalka ciidamada usoo diray Soomaaliya iyo Dowlada Federaalka ay ku yeesheen Magaalada Kampala…

14 hours ago

Kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka JFS oo berri furmaya

Kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa berri lagu wadaa in uu furmo iyada oo…

15 hours ago

Soomaaliya oo ka qayb qaadanaysa xasiloonida Badda Cas, Baabul-Mandab & Gacanka Cadmeed

Soomaaliya ayaa kamid noqotay dalal badan oo xaaladda Badda Cas kulmisay si looga hortago halista…

15 hours ago

Maraykanka oo beeniyay in wadahadallo ka dhacay Masar looga hadlay arrinta Itoobiya

Lataliyaha sare ee Madaxweynaha Maraykanka ee Arrimaha Carabta iyo Waqooyiga Afrika, Massad Boulos ayaa beeniyay…

16 hours ago