Wafdi ka socda Finland oo Muqdisho soo gaaray.

Magalada Muqdisho waxaa Maanta soo gaaray mas’uuliyiin ka socatay 25 Shirkadood iyo Diplomaasiyiin Finland ah,iyada oo siweyn loo soo dhaweeyay garoonka diyaarada ee Magaalada Muqdish.

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye iyo mas’uuliyiin kale oo socday labada Gole ee Dowlada Soomaaliya ayaa wafdigaan kusoo dhaweeyay Magalada Muqdisho,iyaga oo kulan gaar ah la yeeshay Masuuliyiintiin ka socatay Finland.

Wasiir Maareeye wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha.

U jeedada wafdigaan ayaa waxaa lagu sheegay in Magalada Muqdisho ay uga qeyb geli doonaan  shirka Ganacsiga iyo Maalgashiga ee Dowladaha Soomaaliya iyo Finland oo Muqdisho ka dhacaya sida ay sheegeen Masuuliyiinta ka tirsan Wasaarada Ganacsi iyo Warshada Soomaaliya.

Wafdiga ka socday Finland oo maanta soo gaaray Muqdisho.

Somaaliya ayaa xiligaan wado sharsho lagu balaarinayo gacasiga iyo Shirkadaha Ganacsi ka howlga Soomaaliya,si sarra loogu qaado kaabayaasha dhaqaalaha Soomaaliya oo mudooyinkaan dambe soo kabanaayay.

Soo dhaweynta Wafdiga Muqdidho loogu sameeyay.

Mustaqbal media

Recent Posts

Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo soo saaray Shuruudaha iyo Jadwalka Doorashada

Guddiga loo xilsaaray qabashada doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi…

9 hours ago

Maxay tahay farriinta uu bulshada u diray RW ku xigeen Jibriil oo celiyay Baasaboorka Kenya?

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka 2-aad ee XFS, Jabriil Cabdirashiid ayaa maanta shaaciyay inuu iska celiyay dhalashada…

12 hours ago

Degmada Shangaani oo dib looga howlgelinayo Biyo Mareennadii ay lahayd

Degmada Shangaani ee Gobolka Banaadir waxaa dib looga howlgelinayaa Biyo mareennadii ay lahayd iyada oo…

15 hours ago

Natiijada Doorashadii isku sidkanayd ee Galmudug oo maanta la shaacinayo

Magaalada Dhuusamareeb waxaa maanta lagu wadaa in lagu shaaciyo natiijada kasoo baxday Doorashadii Dadweyne ee…

15 hours ago

RW Xamsa oo Laascaanood kula kulmay qaar kamid ah Bulshada Magaaladaas

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa Magaalada Laascaanood ee xarunta Maamulka Waqooyi…

16 hours ago

Trump oo shaaciyay Dalal uu sheegay in ay ka codsadeen joojinta dagaalka ka dhanka ah Iiraan

Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump ayaa soo bandhigay Dalal uu ku sheegay in ay ka codsadeen…

16 hours ago