Dowladda Iran ayaa si caro leh uga jawabatay hadal dhawaan ka soo baxay Ra’isalwasaraha Israel oo uu ku sheegtay duqeyn ka dhacday Syria lalana beegsaday Saldhig ay Iraan ku leedahay dalkas Syria.
Taliyaha Ciidanka kacaanka Iraan Jeneraal Aziz Nasirzadeh, ayaa sheegay in Dhallinyarada kacaanka Iraan ay diyaar u yihiin dagaal ay la galaan Israel kana tir tiraan qariiradda Caalamka.
Waxaa uu sheegay in Iraan ay isku filantahay iskana difaaceyso gardarrada Israel ay ku heyso Dalka Iraan.
Israel ayaa sanadkii la soo dhaafay iyo sanadkan waxaa ay dumqeymo ka geysatay gudah Syria iyada oo duqeysay Saldhigyada Ciidanka Iraan ee taageera Madaxweynaha Syria.
Inta badan Israel ma sheegin jirin mas’uuliyadda duqeymahaas,hayeeshee todobaadkan Ra’isalwasaaraha Israel ayaa ka hor sheegay Golaha Wasiirrada.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi u badan Wasiiro katirsan Xukuumaddiisa…
Wararka ka imaanaya Gobolka Hiiraan gaar ahaan inta u dhaxaysa Maxaas iyo Teedaan ayaa kusoo…
Galbeedka Gobolka Tigray ee dhaca Waqooyi Itoobiya waxaa ka socda dagaal galay maalintii labaad oo…
Sida ay wariyeen Axios & AP, Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump ayaa dib uga laabtay dagaal…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta ku wajahan Magaalada Laascaanood ee…
Dowladaha Turkiga iyo Ciraaq ayaa kala saxiixday heshiis hal sano ah oo lagu horumarinayo Dhuumaha…