Taliyayaasha Ciidanka ee Ruushka,Iraan, Syria iyo Ciraaq oo ku kulmay Baqdaad

Taliyayaasha Ciidamada dalalka Ruushka,Iraan, Syria iyo Ciraaq , ayaa kulan ku yeeshay Magaalada Baqdaad ee Xarunta Dalka Ciraaq.

Taliyayaasha ayaa ka wada hadlay amaanka iyo iskaashiga dhinaca sirdoonka ah,waxaana shirkan marti gelisay Dowladda Ciraaq.

Jeneraal Salim Harba, oo hoggaaminayay Wafdiga dalka Syria ee shirka ka qeybgalay ayaa sheegay in waxa ugu badan ee laga wadahadlay ay ahayd sidii looga adkaan lahaa argagixisada si wadajir ahna looga hortai lahaa.

Salim Harba,ayaa dowladda Mareykanka uga digay weerarka Kiimikada ah ee ay dooneyso in ay ka fuliso gudah Syria una saariso dowladda Syria,waxaana uu intaas ku daray in Syria ay tahay dal carbeed oo madaxbanaan.

 

Mustaqbal media

Recent Posts

Guddoomiyaha KMG oo magacowday Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka

Ku simaha Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, ahna Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Golaha,…

2 hours ago

Trump oo sheegay inuu joojiyay weerar uu ku qaadi lahaa Iiraan

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ku dhowaaqay inuu dib u dhigay weerar ay ciidamada dalkaasi…

3 hours ago

Waa maxay ujeedka Wafdiga Saraakiisha Soomaaliya iyo Turkiga ee gaarey Baydhabo?

Saraakiil sare oo ka tirsan Militeriga Soomaaliya iyo Turkiga ayaa gaarey magaalada Baydhabo ee caasimadda…

5 hours ago

RW Xamsa Cabdi Barre oo gaaray Laascaanood

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi u badan Wasiiro katirsan Xukuumaddiisa…

10 hours ago

Ciidamada DFS & ‘AS’ oo ku dagaalamaya Gobolka Hiiraan

Wararka ka imaanaya Gobolka Hiiraan gaar ahaan inta u dhaxaysa Maxaas iyo Teedaan ayaa kusoo…

11 hours ago

Dagaalka u dhaxeeya Ciidanka Federaalka Itoobiya & kuwa TPLF oo sii xooggaystay

Galbeedka Gobolka Tigray ee dhaca Waqooyi Itoobiya waxaa ka socda dagaal galay maalintii labaad oo…

13 hours ago