Magaalada Muqdisho waxaa laga maqlay Qarax kaas oo ay hadda ka soo baxayaan warar kala duwan.
Wararka qaar ayaa sheegaya in qaraxa uu ka dhacay Xarunta Degmada Howlwadaag ee Magaalada Muqdisho.
Qaraxa ayaa lagu sheegay Gaari laga soo buuxiyay walxaha qarxa oo lagu dhuftay Xarunta Degmada,waxaana uu bur bur soo gaaray Masaajid iyo Duqsi Qur’aan oo xarunta Degmada ka soo horjeeday.
Sidoo kale dhismayaasha Xarunta Degmada ayuu bur bur soo gaaray,ilaa hadda lama xaqiijin khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay qaraxa ka dhacay Xarunta Degmada Howlwadaag.
La soco wixii soo kordha
Wararka ka imanaya dalka Itoobiya ayaa sheegaya in dagaal culus oo u dhaxeeya Ciidamada Federaalka…
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo furay kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka ayaa ka…
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta daahfuraya kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka waxaana…
Dowladda Spain ayaa sheegtay in ay ku guullaystay dib u celinta Dadkii sida lama filaanka…
Ra’iisul Wasaaraha Lubnaan, Nawaf Salam oo ka hadlay amni dalkiisa ayaa sheegay in aanay nabadgalyo…
Maamulka Puntland ayaa maanta maamuusaya 28 sano guurada kasoo wareegtay markii uu noqday Maamul Goboleed,…