Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyo Ra’isalwasaaraha Itoobiya Abiye Axmed ayaa kulan ku yeeshay Magaalada Beijing ee caasimadda dalka China.
Kulanka labada Hoggaamiye ayaa dhacay ka hor shirka Afrika iyo China ee berri ka furmaya Beijing,waxaana labada mas’uul waxyaabaha ay ka wada hadleen ka mid ah Dhaqaalaha,is dhexgalka geeska Afrika oo lagu sheegay in uu muhiim u yahay maalgashiga dibadda iyo isku xirka amniga Gobolka.
Madaxweynaha Soomaaliya iyo Ra’isalwasaaraha Itoobiya ayaa waxaa ay ka midyihiin Madaxda Afrika ee ka qeybgelaya shir weynaha u dhaxeeya Hoggaamiyayaasha Afrika iyo kuwa China ee saddexda Bishan ka furmaya Beijing.
Labada dal ee Itoobiya iyo Soomaaliya ayaa heshiis kala saxiixday Bishii June ee la soo dhaafay,waxaana Jimchii labada Wasaarad arrimo dabadeed sameeyeen Guddi isku dhaf ah oo ka shaqeeya xiriirka labada dal.
Guddiga loo xilsaaray qabashada doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi…
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka 2-aad ee XFS, Jabriil Cabdirashiid ayaa maanta shaaciyay inuu iska celiyay dhalashada…
Degmada Shangaani ee Gobolka Banaadir waxaa dib looga howlgelinayaa Biyo mareennadii ay lahayd iyada oo…
Magaalada Dhuusamareeb waxaa maanta lagu wadaa in lagu shaaciyo natiijada kasoo baxday Doorashadii Dadweyne ee…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa Magaalada Laascaanood ee xarunta Maamulka Waqooyi…
Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump ayaa soo bandhigay Dalal uu ku sheegay in ay ka codsadeen…