Shirka Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada oo ka furmaya Kismaayo

Madaxweynaha Maamulka Puntland C/Wali Maxamed Cali Gaas,sidoo kalena ah Guddoomiyaha Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada ayaa warqad casuumaad ah u diray madaxda dowlad Goboleedyada.

Gaas,waxaa waxaa uu warqaddiisa Casuumadda ku sheegay in shirka Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada uu ka dhacayo Magaalada Kismaayo ee Xarunta KMG ah ee Maamulka Jubaland.

Shirkan ayaa waxyaabaha ugu badan ee lagu falanqeynayo waxaa ka mid ah Khilaafka u dhaxeeya Dowladda Federaalka ah iyo Maamulka Jubaland.

Warqadda ka soo baxday Gaas ayaa lagu sheegay in shirka xoogga lagu saarayo Danaha Dowlad Goboleedyada iyo Guud ahaan Dalka,waxaana uu xusay in Ajendaha uu soo diyaarinayo xoghayaha Golaha.

Mustaqbal media

Recent Posts

Kenya oo kordhinaysa Ciidamada ka jooga deegaannada xiga Soomaaliya

Mas’uuliyiin katirsan Dowladda Kenya ayaa laga soo xigtay in Xukuumadda Nairobi ay kordhinayso Ciidamada ammaanka…

13 hours ago

Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo soo saaray Shuruudaha iyo Jadwalka Doorashada

Guddiga loo xilsaaray qabashada doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi…

16 hours ago

Maxay tahay farriinta uu bulshada u diray RW ku xigeen Jibriil oo celiyay Baasaboorka Kenya?

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka 2-aad ee XFS, Jabriil Cabdirashiid ayaa maanta shaaciyay inuu iska celiyay dhalashada…

18 hours ago

Degmada Shangaani oo dib looga howlgelinayo Biyo Mareennadii ay lahayd

Degmada Shangaani ee Gobolka Banaadir waxaa dib looga howlgelinayaa Biyo mareennadii ay lahayd iyada oo…

21 hours ago

Natiijada Doorashadii isku sidkanayd ee Galmudug oo maanta la shaacinayo

Magaalada Dhuusamareeb waxaa maanta lagu wadaa in lagu shaaciyo natiijada kasoo baxday Doorashadii Dadweyne ee…

21 hours ago

RW Xamsa oo Laascaanood kula kulmay qaar kamid ah Bulshada Magaaladaas

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa Magaalada Laascaanood ee xarunta Maamulka Waqooyi…

22 hours ago