Waxa uu is faham dhexmaray Dowladaha Shiinaha & Hindiya kaddib markii xiisaddooda ay gaartay meel sare maadaama labada dhinac ciidamo badan ay soo dhigeen Soohdinta Buuraleyda Himilaaya taasi oo dhalisay cabsi xooggan.
Sanadkaan dhammaadka ah ee 2024 waxaa xadka labadaan Dal ka taagnaa dareen xooggan oo ka dhashay hadallada adag iyo ciidamada xad-dhaafka ah ee lasoo dhigay, arrintaasi waxa ay abuurtay cabsi horleh.
Mas’uuliyiinta Dowladaha Shiinaha & Hindiya ayaa isku fahmay in dib loo celiyo ciidamada badan ee xadka jooga, wadahadalka labada dhinac oo la joogteeyo iyo in diiradda la saaro nabadda sida hadalka loo dhigay.
Dedaalkaan waxaa soo dhaweeyay siyaasiyiinta labada Waddan, Beesha Caalamka & xubnihii ka digayay dagaal dabaqabadkiisu adkaado haddii ay madaxa is geliyaan Shiinaha iyo Hindiya oo labaduba heysta hub aad u culus.
Mustaqbal
Sida ay ku warrantay Wakaaladda Wararka Reuters, waxaa sii kordhay dadka Tahriibayaasha ah ee ku…
Allaha U Naxariistee Axmed Cali Cigaal oo kamid ahaa Fannaaniinta Soomaaliyeed ayaa ku geeriyooday Dalka…
Shirka Madaxda Dalalka ciidamada usoo diray Soomaaliya iyo Dowlada Federaalka ay ku yeesheen Magaalada Kampala…
Kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa berri lagu wadaa in uu furmo iyada oo…
Soomaaliya ayaa kamid noqotay dalal badan oo xaaladda Badda Cas kulmisay si looga hortago halista…
Lataliyaha sare ee Madaxweynaha Maraykanka ee Arrimaha Carabta iyo Waqooyiga Afrika, Massad Boulos ayaa beeniyay…