Kooxaha reer Spain ee Sevilla iyo Real Betis ayaa lagu soo waramayaa inay isku haystaan saxiixa xiddiga qadka dhexe ee kooxda Inter Milan Joao Mario ka hor inta uusan xirmin suuqa kala iibsiga.
Mario ayaa qeybtii labaad ee xilli ciyaareedkii hore amaah ku qaatay West Ham United, isagoo dhaliyay labo gool 13 kulan oo Premier League ah oo uu u saftay Hammers.
Ciyaaryahanka heerka caalami ee dalka Portugal ayaa lala xiriirinayay inuu ku biirayo kooxda ku ciyaarta Stamford Bridge xagaagan,
Mario ayaa la rumeysan yahay inuusan mustaqbal ka laheyn Inter, sida uu sheegay Sky Italia, kooxaha reer Spain ee Sevilla iyo Betis ayaa haatan qarka u saaran inay ku dagaalamaan laacibkan.
Galbeedka Gobolka Tigray ee dhaca Waqooyi Itoobiya waxaa ka socda dagaal galay maalintii labaad oo…
Sida ay wariyeen Axios & AP, Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump ayaa dib uga laabtay dagaal…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta ku wajahan Magaalada Laascaanood ee…
Dowladaha Turkiga iyo Ciraaq ayaa kala saxiixday heshiis hal sano ah oo lagu horumarinayo Dhuumaha…
Xisbiga Awoodda Shacabka, oo ka mid ahaa tobankii xisbi iyo urur siyaasadeed ee aasaasay isbahaysiga…
Wararka ka imanaya dalka Itoobiya ayaa sheegaya in dagaal culus oo u dhaxeeya Ciidamada Federaalka…